14 Jan, 2025
1 min read

Somaliland oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeeray Shiinaha.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee  Somaliland Dr. Ciise Keyd Maxamuud, ayaa sheegay in aanay dawladda Shiinuhu u yeedhin karin dalkiisa cidda ay la yeelanayaan xidhiidh diblomaasiyadeed ka dib markii warbaahinta kula hadlay Twain. Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland oo ku gudo jira booqasho rasmi ah oo wefti uu hoggaaminayey ay ku tageen  Taiwan, […]

1 min read

Mareykanka, Britain iyo xulufadooda oo muwaadiniintooda ugu baaqay inay degdeg uga baxaan Ukraine.

Maraykanka iyo xulafadiisa ayaa ku booriyey muwaadiniintooda inay degdeg kaga baxaan dalka Ukrain si ay uga fogaadaan duulaanka Ruushka, oo ay ku jiraan weerar dhinaca cirka ah oo ay Washington sheegtay Jimcihii inay dhici karaan wakhti kasta. Maraykanka iyo Yurub ayaa sare u qaaday digniintooda ku aaddan weerar soo fool leh, halkaa Moscow ay ku […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay inay faragaliso xukun ay riday Maxkamad ku taalla Gaalkacyo.

Hay’adda Samafalka ee Save the Children ee dalka Britain ayaa ku boorisay dowladda Soomaaliya Jimcihii in ay soo faragaliso dhalinyaro ay xukun ku riday Maxkamad ku taalla Magaalada Gaalkacyo ee qeybta Puntland oo loo heystay in ay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab. Hay’adda Samafalka ee Save the Children ee dalka Britain ayaa ku boorisay dowladda […]

1 min read

Madxweyne Guudlaawe oo wada kulamadii uu la yeelanayay Qeybaha kala duwan Bulshada reer Baladweyne.

Cali Guudlaawe Xuseen Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane ayaa maanta la kulmay qaar kamid ah dhalinyarada galbeedka Magaalada Beledweyne. Madaxweynaha iyo dhalinyarada ayaa iska waraystay xaaladaha guud ee Gobolka gaar ahaan Magaalada Beledweyne, iyagoo Madaxweynaha la wadaagay dhibaatooyinka ka dhalinyaro ahaan haysata. Madaxweynaha uga mahadceliyay dhalinyarada reer beledweyne booqashada ay ugu yimaadeen waxa uuna u cadeeyay […]

1 min read

Mareykanka: Muwaadiniinta ku harsan kraine oo loogu baaqay inay soo baxaan.

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ugu baaqay dhammaan muwaadiniinta Mareykanka ee ku haray dalka Ukraine in ay si deg deg ah uga baxaan dalka, sababo la xiriira hanjabaadaha sii kordhaya ee ku wajahan dhaq dhaqaaqa militari ee Ruushka. Biden oo wareysi siiyay NBC News  ayaa xusay  in ciidamo  uusan u diri doonin dalkaasi si ay […]

1 min read

Dowladda Indonesia oo $13.9 Bilyan ku iibsaneysa Diyaarado dagaal.

Indonesia ayaa raadineysa dhabbe ay u marto sidii ay u cusbooneysiin lahayd diyaaradaheeda dagaalka oo duugoobay (Duqoobay) maadaama ciidankeena muddo dheer ay adeegsanayaan balse ay door-bideyso in ay la jaanqaado casriyeynta lagu sameeyay diyaaradaha. Wasiirrada Gaashaandhigga Indonesia & France oo ku kulmay Magaalada Jakarta ayaa qalinka ku duubay in labada Xukuumad ay is dhaafsadaan dhaqaale […]

1 min read

Hay’adda Save the Children oo ka Walaac ka muujisay Dhalinyaro ay xukuntay Maxkamadda CQS ee Puntland.

Hay’adda Save The Children ayaa qoraal ka soo saartay 6 ruux oo ay ku sheegtay in ay yihiin “Carruur aan garaadsan” oo xukunno toogasho ah & xabsi waqti dheer ah ku ridday Maxkamadda Ciidamada qalabka sida qaybta DG Puntland 31kii Janaayo 2022. Save The Children ayaa walaac ka muujisay xukunka ku dhacay 6-daan ruux oo […]

1 min read

Soomaaliya iyo WFP oo ka wada hadlay Abaaraha ka jira Dalka.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Duran Axmed Faarax ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa WFP Soomaaliya Mudane El-Khidir Daloum. Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha abaarraha dalka ka jira iyo sidii loo fududayn lahaa duulimaadyadda Gargaarka sidii ay deg deg ugu gaari lahaayeen goobaha loo qorsheeyay. El-Khidir Daloum Ayaa Wasiir Duran Farah uga mahad […]

1 min read

Kenya iyo Jabuuti oo Heshiis ka gaaraya arrin ay ku kala tageen Soomaaliya & Kenya.

Nairobi:–Wasiirka Ganacsiga Jabuuti wefdi uu hoggaaminayo ayaa bishan u ambabaxaya magaalada Nairobi si ay ugala hadlaan suuqa qaadka (miraa) ee Kenya oo ay isha ku heyso kaddib markii Soomaaliya ay xirtay soo galitaankiisa magaalada Muqdisho. Kenya ayaa qorsheynaysa inay ugu yaraan 20 tan oo Miiraa ah u dhoofiso dalka Jabuuti maalin kasta, taasoo ah ku […]