Wararka
Maamulada Galmudug & Jubbaland oo qabanaya maanta doorashada kuraas ka mid ah Golaha Baarlamaanka.
Guddiyada doorashooyinka Maamulada Galmudug iyo Jubbaland ayaa waxaa lagu wadaa inay maanta ay ku qabtaan Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Kismaayo doorashada Xubno kamid ah kuraasta Golaha Shacabka. Kuraasta la dooranayo ayaa horay loogu diiwaangeliyay Xubnihii ku tartami lahaa, waxaana Galmudug Maanta ay qabaneysaa doorashada 7 Kursi, kuwaas oo kala ah. 1: Hop007 oo uu hadda ku […]
Waa kuma korneelka da’da yar ee la wareegay talada Burkina Faso?
Shalay oo isniin aheyd ayaa Kacdoon uu hoggaaminayay korneyl Paul-Henri Sandaogo Damiba ay telifishinka qaranka dalka Burkina Faso kaga dhawaaqeen in ay xukunka ka tuuren madaxweynaha dalkaasi Mr Roch Chrisitian Kobre. Haddaba waa kuma korneylka da’da yar Paul-Henri Sandaogo Damiba ee talada dalka Burkina Faso lawareegay? Korneyl Paul Henri Sandaogo Damiba, waa 41 sano jir, […]
Saxafi lagu dilay Pakistan
Husnain Shah oo 40 jir ah ayaa lagu dilay magaalladda Lahore ee dalkaasi, xilli uu ka baxsanayey dabley soo weerartay. Saxafiga oo ahaa Weriye Dabagalka Dembiyada waxa uu u shaqaynayey Telefishinka Capital TV, wuxuuna xubin ka ahaa Naadiga Warbaahinta ee The Lahore Press ee magaalladda Lahore. Xogaha ay duubeen Kaamerooyinka Qarsoon ee CCTV ayaa muujiyey […]
Ciidamo aad u hubeysan oo la wareegay inta badan wadooyinka Baledweyne
Ciidamo aad u hubeysan oo wata gaadiidka dagaalka oo kasoo horjeeda safar la sheegay inuu maanta ku imaanayo magaalada Baledweyne madaxweynaha Hirshabeelle ayaa xirtay wadada halbowlaha u ah isku socodka gudaha magaalada Baledweyne. Ciidamadaan ayaa ah kuwa ka amar qaata Korneyl Nuur Dheere oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee golaha Kacdoonka Hiiraan, kaasoo […]