Wararka
Madaxweynaha Ukraine oo faah faahin ka bixiyay dagaalka uu kusoo qaaday Ruushka.
KYIV:-Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ay duqeymo cirka ah u geysteen xarumaha milatariga iyo saldhigyada ciidamada ilaaliyo xadka. “Ruushka si khiyaano ah ayuu saakay u soo weeraray qarankeenna, si la mid ah sidi ay Naziyiintii Jarmalka sameeyeen sannadihi Dagaalki Labaad ee Dunida” ayuu ku yiri qoraal uu madaxweyne Zelensky soo dhigay […]
Madaxwaynaha Ruushka oo amar ku aadan Ukraine siiyay ciidamadiisa.
Ciidammada Ruushka ayaa lagu amray inay labada gobol ka fuliyaan waxa loogu yeero “howlgal nabad ilaalin ah”. Wararka ka imaanaya gobolka Donetsk oo ka mid ah labada gobol ee ka go’ay bariga Ukraine ayaa sheegaya in kolonyo gaadiid ah oo gaashaaman oo Ruushku leeyahay lagu arkayay gudaha magaalada ugu weyn. Amarkan ayaa waxaa bixiyay madaxwaynaha […]
Is dhexgalka Diimaha:Lakum Diinukum,walii diini.
Barnaamijka is dhaxgalka Diimuhu, xadkii ayuu ka baxay. Waxaa jiro Arragti dheheeyso Diimaha Aduunka oo dhan hala mideeyo, Mid kasta qeyb halaga soo qaato, kadibna halagu soo koobo hal Diin oo isku dhaf ah oo Dadka Dunida ku nool oo dhan ey wadaagaan. Si taa lagu gaaro, waxaa la bilaabay Barnaamijyo hor dhac ah oo […]
Al-Shabaab oo weeraray Magaalada lamu iyo khasaaraha Weerarkaasi.
Al-Shabaab ayaa markale waxaa ay weerar khasaaro geystay ka fuliyeen tuulo hoostagta Magaalada laamu oo 12-KM ujirta deegaanka Baar Go’an ee gobalka Lamu, waxaana ay ku dileen dad Shacab ah. Shacabka la dilay ayaa ku sugnaa Guryahooda, waxaana weerarku dhacay, iyada oo dadka ay jiifeen, sida ay sheegeen xubno katirsan laamaha Amniga Magaalada lamu. Ma […]
Sarkaal ka tirsan Ciidamada Dowladda oo xalay lagu dilay Muqdisho.
Kooxo ku hubeysnaa bustoolado ayaa Xaafad katirsan degmada Dharkeenleey ee Gobolka Banaadir waxaa ay kudileen Sarkaal ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Sarkaalka oo Magaciisa lagu sheegay Cabdi Dheere ayaa xilliga la dilay Garaash kasoo baxsanayay Gaarigiisa, iyada oo dadkii ka dambeeyay dilka ay baxsadeen. Ciidamo katirsan Booliska Soomaaliya ayaa tegay goobta uu dilka ka […]
Muxuu yahay howlgalka cusub ee ATMIS ee beddelaya AMISOM?
MUQDISHO:-Dawladda Soomaaliya iyo Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika ayaa dhowaan shaaciyey inay heshiis ka gaadheen qaabka uu u ekaanayo hawlgalka cusub ee lagu magacaabo ATMIS ee beddeli doona hawlgalka Midowga Afrika ee lagu magacaabo AMISOM. Hawlgalka AMISOM waxa uu soo shaqaynayey tan iyo bishii Maarso ee sannadkii 2007-da. Dawladda Soomaaliya ayaa in muddo ahba […]
Al-Shabaab oo la sheegay inay dhaqtar ka soo afduubteen Kenya.
Ciidamada amaanka Kenya ayaa bilaabay howlgalo lagu soo bad baadinayo dhaqtar ay dagaalamayaal ka tirsan Al-shabab ay Kenya ka soo afduubteen kaa oo lala soo galay dhinaca Soomaaliya,Wararka waxay sheegayaan in dhaqtarkaan uu yahay mid u dhashay dalkaasi Kenya lagana soo afduubtay deegaanka Fino ee ka tirsan degmada Mandheera. Sida laga soo xigtay Booliska Kenya, […]
RW Rooble” “Heshiiska shidaalka ee uu saxiixay Wasiirka Batroolka waa mid sharci darro ah”.
Muqdisho:-Qoraal kooban oo ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Dalka ayaa lagu caddeeyay in heshiiska uu Wasiirka Batroolka saxiixay ee la xariirta arrimaha shidaalka uu yahay mid baal marsan sharciga dalka, isla markaana uu Ra’iisul Wasaaruhu qaadi doono tallaabo sharciga waafaqsan. “Heshiiska la sheegay in Wasiirka Batroolku uu saxiixay ee la xiriira arrimaha Shidaalka Soomaaliya […]
Waddooyinka Magaalada Beledweyne qaarkood oo xiran maanta.
Wadooyinka Waaweyn ee Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa saaka xiran xilli doorshada kuraastii ugu horeeysay ee Golaha Shacabku lagu qabanayo Beledweyne. Ciidamo farabadan oo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo Hir-Shabeelle ayaa lagu arkayaa waddooyinka waaweyn ee Magaalada, waxaana xeritaanka waddooyinka ay saameeyeen Ganacsiga Magaalada. Qaar kamid Ehellada dadkii shalay ku dhintay qarixii Magaalada […]
Ciidanka DANAB oo sameeyay howlgal lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab.
Ciidamada Ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska DANAB ee xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Ciidanka Nabadsugida dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay degaano ka mid ah Gobolka Jubbada Hoose. Howlgalka ayaa Saraakiisha DANAB sheegeen in laga sameeyay degaannada kala ah, Muduloow Qutuuto, waareey Buulo-hareeri Iyo Dhanlojo, isla markaana lagu dilay Sarkaal katirsan Ururka Al-Shabaab […]