Wararka
Madaxweyne Muusa Biixi oo maanta u ambabixi doono dalka Mareykanka.
Wafdi uu hor kacayo madaxweynaha jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa gelinka danbe ee maanta lagu wadaa in ay u ambabaxaan dalka Mareykanka. Ujeedka safarka madaxweyne Biixi oo aan wax badan laga ogeyn ayaa lagu wadaa in uu kulamo la yeelan doono mas’uuliyiinta dalkaasi Mareykanka. Dhanka kale Sanadihii Dambe […]
Xildhibaankii ugu horeeeyay oo dhintay isagoo aan weli la dhaarin.
Allaha u naxariistee waxaa magaalada Nairobi ku geeriyooday xildhibaan Mohamud Maxamed Kulow oo ka mid ahaa xildhibaannada cusub ee goor dhow lagu soo doortay magaalada Kismaayo. Marxuum Mohamud Maxamed Kulow isaga ayaa xilal kala duwan ka soo qobtay dowladdii kacaanka.
Guddiga doorashada Galmudug oo shaaciyay ergada soo xulaysa saddex kursi oo taala magaalada Gaalkacyo.
Muqdisho:- Guddiga Hirgilinta doorashooyinka heer dowlad goboleed Galmudug ayaa shaaciyay xubnaha guddiga xulista ergada saddex kursi oo ka mid ah kuraasta taala magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Kuraas ka mid ah Golaha Shacabka oo Maanta ka dhacaysa Galmudug.
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Maanta oo Axad ah Magaalada Gaalkacyo ku qabanaya doorashada Shan kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo degaan doorashadoodu tahay degaannada Galmudug. Guddiga ayaa shalay diiwaangeliyay oo shahaadada musharraxmino guddoonsiiyay musharixiinta Shanta kursi, waxaana kuraasta Maanta doorashadooda la qabanayo & Musharrixiinta ku tartami doona ay kala yihiin. […]
DEGDEG: Mid ka mid ah Ergada Wada-xaajoodka Ukraine iyo Raashiya oo la dilay.
Xubin ka tirsan Wafdigii Ukraine uga qeyb galayo Shirkii Nabadda ee isbuucii hore yeesheen Wafuudda labada dhinac ayaa Maanta lagu dilay Caasimadda Ukraine ee Kyiv. Mas’uulka la dilay oo la oran jirey Denis Kireev, waxaa la sheegay inay dileen Hay’adda Ammaanka Ukraine (The Ukrainian Security Service) oo loo soo gaabiyo SBU. Ergayga ayaa lagu dilay […]
Maraykanka ooย weydiistay dunida Islaamka inay ka hortagaan tacadiyada Taalibaan ee haweenka Afghanistan.
Maraykanka ayaa bilaabay wadahadallo uu la yeelanayo waddamada Islaamka ah, si uu ugu dhiiragaliyo inay hormuud u noqdaan sidii ay cadaadis ugu saari lahaayeen hoggaamiyayaasha Taalibaan inaysan dumarka Afghanistaan ka saariin nolosha caadiga ah, iyaga oo adeegsanaya magaca diinta. Rina Amiri, oo ah ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan haweenka Afghanistaan, gabdhaha, iyo xuquuqul […]
Maxaa kasoo baxay wadahadalladii Ruushka iyo Ukraine?
Ruushka iyo Ukraine ayaa Khamiistii ku heshiiyay fududeynta howlaha gargaarka bini’aadinimo, si loo caawiyo dadka rayidka ah ee ka baxsanaya duullaanka Moscow ee galay maalintii siddeedaad, taasoo ah horumarkii ugu horreeyay ee laga gaaro wadahadallada labada dal. Wadahadalladan oo ka dhacay meel qarsoodi ah ayaa Ruushu wuxuu sheegtay inay natiijo muhiim ah kala kulmeen, halka […]
Somaliya armey ka dhacdaa, war inta kale hanoo dambeeysee, Maxamed naga Bixiyaโฆ=Nasashada Jimcaha.Q-294=
Naag aan ku rabin Qiil ma weeyso, koo Ciyaalka Xaafadda ah ayaa Caasha Caqlileey ku yiri: Haddii aad Caawa ila joogi leheyd, xagaan kaa salaaxi lahaa, Xagaan kaa xogi lahaa, saas iyo saac aan ku yeeli lahaa. waxa ey ku tiri: Meeqa Naag ayaad u tagtay?. waxa uu ku yiri: Weligeeyba uma tagin. waxa ey […]
Midowga Yurub oo u jawaabay wiilka Museveni oo ka hadlay dagaalka Ukraine.
Midowga Yurub ayaa cambaareeyay wiilka Museveni oo taageero u muujiyay duulaanka uu Ruushka ku qaaday Ukraine. Ku xigeenka wafdiga Midowga Yurub oo ku sugan dalka South Sudan ayaa ku tilmaamay hadalka wiilka Museveni mid โaan la aqbali karinโ Dionyz Hochel wuxuu sheegay in Uganda ay wajahi doonto cawaaqib xumo waa haddii si bareer ah ay […]
Murti jaceeyl: Kuma khiyaamin Mid Aamin ah, ee Adigaa aaminay mid khaa’in ah.
Kalmadda Falsafad ” Philosophy” waxa ey ka koobantaa laba kalmadood oo kala ah “Philo” iyo “sophy” oo kala ah Murti iyo Jaceyl. Badnaa marka la tarjumayo Falsafdaha looma tarjumo si eray eray ah ee waxaa la tarjumaa ujeedada, kadibna tusaale ayaa loo qaataa. Sayidinaa Cali Bin Abii Daalib RC ayaa yiri:Kuma khiyaamin Mid Aamin ah, […]