19 Apr, 2024
1 min read

Qorshaha Horumarinta Caasimadda Muqdisho oo laga shiray.

Guddoomiyah Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay wafdi ay hogaamineesay u-qeybsanaha Mashruuca Horumarinta Magaalooyinka ee Bangiga Aduunka Mrs Makiko Watanabe. Kulankaan ayaa loogu hadlay Qorshaha horumarinta Caasimadda, dhismooyinka Waddooyinka, Biyo qabadyada iyo Bulaacadaha iyo sidii loogu wada shaqeyn lahaa horumarinta deegaannada […]

2 mins read

Deg Deg: Xabbad-joojin soconaysa 24 saac oo looga dhowaaqay Sudan.

Khartoum:-Saraakiisha hoggaaminaysa ciidamada ku dagaalamaya dalka Sudan ayaa ku heshiiyey xabbad-joojin soconaysa muddo 24 saacadood ah, oo ka billaabmaysa fiidnimada Talaadada. Xabbad-joojinta ayaa timid kadib cadaadis uga yimid xoghayaha arrimaha debedda ee Maraykanka Antony Blinken oo ku saabsan joojinta dagaalka lagu hoobtay ee ka dhacay caasimadda dalka Sudan ee Khartoum iyo weliba rasaas lagu furay […]

1 min read

Ciidamada Xoogga dalka oo hawlgallo ka sameeyay Tuulooyin hoos yimaado Budbud.

Ururka 4-aad, Guutada 16-aad ee kumaandooska Danab iyo ciidamada dib uxoreeynta degaanada ayaa maanta howlgallo lagu baacsanayo haraadiga maleeshiyaadka Khawaarijta ka sameeyay tuulooyin hoos yimaado degaanka Budbud ee Gobolka Galgaduud. Goobaha maanta laga sameeyay hawlgalka ayaa waxaa ka mid ah tuulada xiintumaal iyo ceelal laga cabo biyaha kuwaas oo ku yaalay dhulka howdka ah, waxana […]

1 min read

Guddoomiye Madaale oo deeq lacageed u qeybiyay qoysaska danta yar ah+Sawirro

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta ciid siiyay 314-qof oo ka koobnaa qoysaska danta yar iyo dadka baahiyaha gaarka qaba kuwaas oo ka kala socday degmooyinka gobolka Banaadir. Deeqdan lacageed oo uu duqa magaalada Muqdisho mudane Madaale, gaarsiiyay qoysaska danta iyo dadka baahiya gaarka qaba ayaa loogu […]

1 min read

Ergeyga Q M ee Suudaan: Labada dhinac ee ku dagaallamaya Suudaan diyaar uma ahan dhexdhexaadin.

Iyadoo dagaalka ka socda dalka Suudaan  ee u dhaxeeya Milatariga iyo xooggaga taageerada deg-dega ah uu galay maalintii afaraad, ayaa waxaa soo baxay rajo xumo ku aaddan suurta galnimada in halkaasi ay ka hirgasho waan waan Nabadeed. Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Suudaan Volker Peretz, ayaa meesha ka saaray in labada dhinac ee dagaalamaya ay […]

1 min read

Diblomaasiyiin Mareykan ah oo lagu weerarey dalka Sudan.

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Antony Blinken, ayaa ku tilmaamay weerar “ka-taxadir la’aan ah” lagu qaaday kolonyo dublamaasiyadeed oo Maraykan ah oo ku sugnaa dalka Sudan, xilli uu dagaalku dhex maray ciidamada dalkaasi, iyo ciidamada jabhadda u hawl gala sida deg degga ah ee(RSF). “Tallaabadan waxay ahayd mid taxadar la’aan ah, waxay ahayd mas’uuliyad darro, […]