29 Mar, 2024
1 min read

In aad ogaato waa Muhim: Ogow wax aadan ogeyn..

1. Aan kala faa’iideysano. Ogow wax aadan ogeyn, Annagana noo sheeg wax aanan hore u ogeyn. 2. Maxaan Ardayda ugu sheegay Qabiilkeyga. 3. Magdhaw khasab ah oo la codsaday in laga Bixiyo, Ganiimaddii Wakhtigaa Rasuulkeena Moxamed CSW iyo Asaxaabtii ay ka soo qaadeen Gaaladii wakhtigaa nooleyd. 4. Qorshaha la rabo in Magaalooyinka Barakeysan ee Maka […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Jubbaland oo ka shiray xal u helida arrinta Gobolka Gedo. 

Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulan kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Doodishe. Kulankan  ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehliyay xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Golaha Wakiilada Jubaland ayaa lagaga hadlay sidii xal waara loogu heli lahaa arrimaha […]

1 min read

Madaxweynaha dalka oo sagootiyay ciidamo ka qeybgalaya wajiga labaad ee dagaalka  Al-Shabaab.+Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka saagootiyey Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho cutubyo ka tirsan Guutada Gantaal ee Ilaalo Qaran oo ka qeyb-galaya  dagaalka dalka lagaga xoreynayo argagixisada Alshabaab. Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ciidamada u jeediyay khudbad isugu jirtay dardaaran, dhiirri-galin iyo guubaabo ayaa u sheegay rajada dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Agaasinka Guud ee Madaxtooyada Qaranka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Agaasinka Guud ee Madaxtooyada Qaranka, kuwaasi oo Madaxweynaha u soo  bandhigey waxqabadka halkii sano ee la soo dhaafay oo ka soo bilaabaneysa xiligii u Madaxweynaha xafiiska la wareegay May 2022. Warbixinta ayaa ku aadaneyd, guud ahaan Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kan xafiiska […]

1 min read

QM oo ka digtay halista fataahadaha ka dhashay roobabka gu’ga ee ka da’aya Soomaaliya.

Warbixin ay soo saartay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan isku xidhka gargaarka bini’aadanimo ayaa sheegtay in roobabkii gu’ga ee ka curtay Soomaaliya inay khasaare gaadhsiiyeen deegaano kala duwan, sida Beledweyne oo ka tiran maamul goboleedka Hirshabelle iyo Baardheere oo ka tirsan Jubaland. Fatahaadahan ayaa sababay inay xidhmaan dugsiyadii iyo goobihii caafimaadka, isla markaana ay meesha […]

1 min read

Tirinta codadka doorashada Turkiga oo socota iyo sida musharaxiintu u kala horeeyaan.

ANKARA, Turkey – Waxaa socota tirinta codadkii laga dhiibtay doorashadii ka dhacday dalka Turkiga, iyada oo ay haatan soo baxayso natiijooyinkii ugu horreeyey ee hordhaca ahaa, ka dib markii la tiriyey qaybo ka mida sanaadiiqda codbixinta. Sida ay baahinayaan wakaaladaha wararka iyo weliba hay’adaha warbaahinta ee dalka Turkigu, waxaa illaa haatan la tiriyey illaa 49% […]