19 Apr, 2024
1 min read

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe oo gaaray dhul beereed lagu dagaalamay

Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe ahna Duqa Magaalada Jowhar Axmed Mayre Makaraan ayaa tagay dhul beereed ay isku heesteen beelo walaalo ah oo wada dega deegaano hoosyimaada Jowhar. Guddoomiyaha ayaa goobta kula kulmay Odoyaasha dhaqanka labada dhinac si uu Warbixin uga dhageysto labada dhinac. Gudoomiyaha ayaa sheegay in loo baahanyahay in laga wada shaqeeyo derisnimada iyo […]

1 min read

Duulimaadyadii gobolka Gedo oo hakad ku jira iyadoo lagu eedeynayo dusha RW Xamsa.

Waxaa dhowr maalmood hakad ku jira duulimaadyadii gobolka Gedo arrintaas oo saameyn ku yeelatay isu socodka bulshada. Maamulka ka taliya inta badan degmooyinka gobolkaas ayaa sheegay in markii hore ay diideen shakhsiyaad ay sheegeen in laga soo diray magaalada Kismaayo, waa sida hadalka loo dhigaye, balse markii dambe uu arrrinta soo faro geliyay xafiiska Ra’iisal […]

1 min read

Mareykanka oo cunaqabateyn ku soo rogay shirkado iyo shaqsiyaad uu sheegay inay hurinayaan dagaalka Sudan.

Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay cunaqabateyn ka dhan ah afar shirkadood oo Suudaan laga leeyahay iyo dhowr qofood oo lagu eedeeyay inay hurinayaan dagaalka u dhexeeya ciidamada milateriga ee iska soo horjeeda. Arrintan ayaa ku soo aadeysa iyadoo uu burburay wada hadal u dhaxeeyay wakiilo ka kala socday ciidamada iyo kuwa taageerada degdega ah. Arbacadii […]

1 min read

Ciidamada Ugandha iyo Al-Shabaab oo madaafiic is dhaafsaday.

Warrarka ka imaanaya gobolka Shabeellada Hoose ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada Midowga Afrika iyo kuwa Alshabaab ay madaafiic isku waydaarsadeen magaalada Qoryooley xalay fiidkii iyo saqdii dhexaba. Koox ka tirsan Alshabaab ayaa fiidkii xalay madaafiic ku soo tuuray xerada ciidamada Ugandha ay ku leeyihiin dhinaca Koonfureed ee degmada Qoryooley, dabadeed waxa xigay madaafiic […]

1 min read

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo qadka taleefanka ku wada hadlay.

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay dhigiisa Turkiga ee dhowaan dib loo doortay Rajab Dayib Erdogan. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ugu hambalyeeyay Rajab Dayib Erdogan guusha weyn ee uu ka gaaray doorashadii ka dhacday Turkiga Axadii lasoo dhaafay. Qoraal lagusoo qoray barta Facebook ee Villa Soomaaliya isla markaana faah […]