19 Apr, 2024
1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh “Dowladda toban kun oo macallimiin ah ayay ku biirin doontaa nidaamka waxbarasho ee dalka”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in qorshaha dowladda ee dhanka Waxbarashada ay tahay mid ahmiyad weyn ugu fadhiso, isla markaana dowladdu ay 10,000 oo macalimiin ah ku biirin doonto nidaamka Waxbarasho ee dalkeenna. Madaxweynaha ayaa yiri “Waxaan ogahay sida tacliintu u baabi’in karto saboolnimada. Waxaan ku soo koray deegaan yar […]

2 mins read

Madaxa Barnaamijka Cuntada Adduunka ee WFP oo caalamka u dirtay baaq ku saabsan Soomaaliya.

New YORK — Madaxa Barnaamijka Cuntada Adduunka ee WFP ayaa Khamiistii ugu baaqday beesha caalamka inay caawimaad u diraan Soomaalida “dhibaatada iyo gaajada” ay hayso, xilli cunto yarida ay kusii baaheyso dalka. In ka badan 6.6 milyan oo qof, ama saddex meelood laba meel shacabka, ayaa la filayaa inay wajahaan xasarad cunto ama heerar gaajo […]

1 min read

Ganacsato geeriyootay xilli ay u dalxiis tegayeen hadhaaga ‘Markabkii Titanic’ oo badda gunteeda yaalla.

Ciidamada Ilaalada Xeebaha ee Maraykanka ayaa Khamiistii sheegay inay dhinteen dhammaan shantii qof ee saarnaa, gujis yar oo badda quusa, kaas oo illaa haatan aan la ogayn meel uu jaan iyo cidhib dhigay, xilli uu marayey meel u dhow hadhaaga markabkii caanka ahaa ee Titanic, oo yaalla gunta hoose ee badda. 8 Ciidamada Ilaalada Xeebaha […]

2 mins read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Golaha Ammaanka ee QM ka dalbaday inay cunaqabataynta hubka ka qaadaan Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka hor jeediyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, isaga oo “codsi xooggan u jeediyey [golaha ammaanka] oo ku aaddan inay Soomaaliya ka qaadaan cunaqabataynta hubka ee saarnayd tan iyo sannadkii 1992-kii”. “Waxaan garoowsannahay in Al-Shabaab oo laga adkaado ay u baahan tahay qorshe dhinacyo badan leh oo ay […]

1 min read

Geedka Midnimada Soomaalida!!!.

Aniga iyo 25 Qof oo Somali ah ayaa aadnay Geedka midnimo oo lagu mideeynayay Somalida, waxaan sii marnay Geedaha Nafleyda kale. intii aan ku sii lugeyneynay waddada dheer ee Miyiga si aan u tagno Geedka mideeynta Somalida, waxaan waddada dhinaceeda ku aragnay. 1. Dhar yaal waddada dhinaceeda waan sii socnay.2. Saxan Bariis ah ayaan aragnay. […]

1 min read

Haweenayda Madaxda ka ah hay’adda USAID oo cambareysay kooxaha ku dagaalamaya Sudan.

Madaxa hay’adda Maraykanka u qaabilsan horumarinta caalamiga ah ee USAID ayaa cambaaraysay dhinacyada isku haya dalka Suudaan oo malaayiin qof ay u baahan yihiin gargaar balse aan la gaari karin sababo la xiriira xabbad joojinta marar badan la jebiyay. Mar ay wareysi siineysay BBC-da ,Samantha Power ayaa ugu baaqday mas’uuliyiinta rayidka ah ee Suudaan inay […]