19 Apr, 2024
1 min read

Erdogan oo Putin ku booriyay inuu u dhaqmo si ‘xikmad’ leh

Madaxweyne Tayyib Erdogan ayaa Sabtidii khadka taleefoonka kula hadlay dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin, wuxuuna ku booriyay inuu u dhaqmo si caqli-gal ah, kadib markii dagaalyahannada calooshood u shaqeystayaasha ah ee Ruushka ay billaabeen duqeymo hubeysan, sida ay sheegtay madaxtooyada Turkiga. Putin, ayaa ku tilmaamay ficillada kooxda Wagner inay yihiin “khiyaano qaran” mar uu khudbad degdeg […]

1 min read

Dagaal ka socda duleedka magaalada Laas-Caanood.

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo kuwa xoogagga degaanka ee la Magac baxay SSC ayaa ka socda duleedka magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, waxaana ka dhashay khasaaro kala duwan. Dagaalka ayaa waxaa ka horreeyay tiro madaafiic ah oo ay is dhaafsanadeen Ciidamada Somaliland iyo xoogagga SSC, kuwaas oo ku kala dhacayay Magaalada […]

1 min read

Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo meel mariyay Hindise Sharciyeedka Waddo-Marista.

Madaxweynaha DDowlad goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Hirshebeeelle. Shirka Golaha Wasiirada ayaa caawa looga hadlay Arrimaha amniga, xaqiijinta nabadgelyada deegaanada xorta ah, iyo Dardargalinta iyo tayeeynta hanaanka Garsoorka, si bulshadu u hesho garsoor cadaalad ah. Wasiirka Wasaaradda Amniga ayaa Golaha uga waramay xaaladaha amni ee deegaanada Hirshabeelle […]

1 min read

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay xuska Todobaadka xorriyadda.

Wasiirka arrimaha Gudaha ee XFS ahna Guddoomiyaha guddiga u diyaar garowga xuska maalmaha Xorriyadda mudane Ahmed Cali Fiqi ayaa shir guddoomiyay kulan gaar ah oo looga hadlayay isku dubaridka. Munaasabadaha isa-saaran ee nagu soo fool leh, iyada oo uu kulankan goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale […]

1 min read

MW Xasan Sheekh oo Magaalada New York kula kulmay xoghaya guud ee QM.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Mareykanka ayaa Magaalada New York kula kulmay xoghaya guud ee Qaramada Midoobay António Guterres. Kulanka Madaxweynaha Soomaaliya iyo Xoghaya guud ee Qaramada Midoobaya ayaa diiradda waxaa lagu saaray qodobo ay ka mid yihiin nabadda, amniga, xasilinta iyo xaaladda bini’aadantinimo. sida lagu yiri qoraal […]

1 min read

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Khasaaraha Dagaalkii laascaanood ka dhacay.

Wararka ka imaanaya Magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya Illaa 4 qof ay geeriyoodeen  ayaa tiro kalena ay ku dhaawacmeen dagaal maanta ka dhacay magaalada Laascaanood. Dagaalka  ayaa ka dhacay Aaga bariga iyo waqoooyiga kaga aaddan magaalada, kaas oo bilaabmay Aroortii hore ee saakay. Dagaalka ka dhacay magaalada Laascaanood  ayaa waxaa uu u […]

1 min read

Duqa Muqdisho oo faray howl-wadeenada gobolka inay ka fogaadaan musuq maasuqa.

Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa sheegay in ay ka go’an tahay la dagaalanka Musuq-Maasuqa iyo in si adag loola xisaabtami doono xafiis kaste oo ku kaca musuq iyo wax isdabamarin. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa faray Aggaasinka kala duwan iyo howl wadeenada Dowladda Hoose ee Xamar iyo maamulada degmooyinka Gobolka […]