19 Apr, 2024
2 mins read

Real Madrid Oo 4-0 Ku bur burisay Barcelona, Una Soo Baxday Finalka Copa del Rey.

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa iska xaadirisay finalka tartanka Copa del Rey, kaddib markii ay 4-0 kusoo karbaashtay Barcelona oo ay ku booqatay garoonkeeda Camp Nou lugta labaad ee semi-finalka Copa del Rey. Karim Benzema ayaa dhaliyey saddexlay qaybtii labaad ah, iyadoo uu laba hadiyadood oo midkood rikoodhe ahaa uu ka helay Vinicius Junior […]

1 min read

Tababarihii xulka Kubadda Cagta Sacuudi Carabiya oo is-casilay.

Riyad — Tababarihii xulka qaranka Kubadda Cagta Sacuudi Carabiya Herve Renard ayaa iska casilay xilka tababaranimo, sida uu shaaciyay Xiriirka Kubadda Cagta Sacuudi Carabiya ee (SAFF). Xiriirka ayaa oggolaaday inuu joojiyo qandaraaska Renard, kadib codsi isaga ka yimid, sida lagu sheegay qoraal lasoo dhigay barta rasmiga ah ee Twitter-ka ee xiriirka Sacuudiga. “Waxaa la gaaray heshiis […]

2 mins read

Warar Goos goos Isborti ah =kooxda Tottenham Hotspur oo macalinkeeda u magacowday Julian Nagelsman=

Tottenham Hotspur, ayaa u magacawday kooxdeeda macalinka reeer Jarmal ee Julian Nagelsmann, oo 35 jir ah, kaasoo laga ceyriyay kooxda Bayern Munich – xulashada 1-aad, ee ay ku bedeli karaan Antonio Conte, oo 53 jir ah, oo u dhashay dalka Talyaaniga. Spurs ayaa waxay dooneysaa inay wada hadal la yeelato Nagelsmann, kadib markii hore loo […]

1 min read

RW Xamsa oo Koobka guddoonsiiyay deegaanka Gubadleey oo ku guuleystay Koobka Degmooyinka & Deegaannada G/ Banaadir.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa u hambalyeeyey Xulka deegaanka Gubadleey oo ku guuleystay Koobka Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir oo ka socday Caasimadda Muqdisho, isagoona guddoonsiiyey Koobka tartanka. Ra’iisul Wasaaraha oo bogaadiyey Xulka Degmada Warta-Nabadda oo soo gaaray ciyaarta kama danbeysta ah, ayaa tilmaamay in ciyaartoyda, Macallimiinta iyo Maamulka Kubadda Cagta […]

1 min read

Man City oo 7-0 ku xasuuqday RB Leipzig iyo Inter oo 11 sano kadib soo gudubtay.

Manchester — Erling Haaland ayaa noqday ciyaaryahankii seddexaad ee taariikhda koobka horyaallada Yurub ee Champions League shan gool ka dhaliya hal kulan, isagoo Manchester City ku hoggaamiyay inay 7-0 ku xasuuqdo RB Leipzig lugtii labaad ee wareegga 16-ka Talaadadii. Guushan oo barbareysay guushii ugu weyneyd ee ay City ka gaarto Yurub, ayaa kooxda Pep Guardiola ugu […]