19 Apr, 2024
1 min read

Man City vs Arsenal: Loollanka hanashada horyaalka Premier League.

Manchester:- Kooxda difaacanaysa horyaalka ee Manchester City ayaa caawa go’aan ka gaareysa haddii ay u suuragaleyso dhammaadka xilli ciyaareedkan inay hantaan horyaalkoodii shanaad ee Premier League lix sano gudahood, marka ay kahor tagtoo kooxda hoggaamineysa horyaalka ee Arsenal. Ciyaartan oo bilo badan la sugayay ayay kooxda City si weyn u dooneysaa inay sanadkan ku guuleysato […]

1 min read

AC Milan-Inter iyo Bayen-Real oo isugu soo haray semi-finalka koobka UCL.

Waxaa xalay lasoo gaba gabeeyay wareegga sideedda ee koobka kooxaha horyaallada Yurub ee loo yaqaanno, Uefa Champions League. Ciyaar xiisa laheyd oo magaalada Múnich ku dhex martay kooxaha Bayen Munchen iyo Manchester City ayaa kusoo dhamaatay bar barro 1-1 ah. Goolka waxaa la hormartay Man City, waxaana daqiiqaddii 57-aad u dhaliyay Erling Haaland. Bayen oo […]

1 min read

Ciyaaryahan reer Tunisia ah oo dab is-qabadsiiyay.

Ciyaaryahanka kubadda cagta ee reer Tunisia Nizar Issaoui ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray dab uu is qabadsiiyay . Waxaa uu ka cabanayay isaga iyo dibadbaxayaal kale “cadaalad darada booliiska”, sida ay sheegeen qoyskiisa. Muuqaal la soo dhigay internet-ka ayaa la arkayay isaga oo ku qeylinaya in lagu eedeeyay argagixisanimo ka dib markii ay […]

1 min read

Shirkadda Hormuud oo Xulka Qaranka 17-jirrada Somalia gudoonsiisay lacag deeq ah.

Xulka Qaranka 17-jirrada Somalia ayaa isu diyaarinaya inuu markii ugu horreeysey ka qaybgalo Tartanka 17-jirrada Qaaradda Afrika oo ka furmi raba dalka Aljeeriya, maadaama ay yihiin Horyaallada Bariga iyo Bartamaha Afrika. Waxaa haatan Xulka Qaranka lacag deeq ah guddoonsiisey shirkadda isgaarsiinta Hormuud oo ay xarunteedu tahay magaalada Muqdisho. ”Waxaan ku faraxsan nahay in aan $20,000 […]

1 min read

Gian franco Zola oo fikirkiisa ka dhiibtey laacibkii kubbad fiican Mbappe & Haaland (Kee ku biiri kara Real Madrid)

Laacibkii hore ee Gianfranco Zola ayaa fikirkiisa ka dhiibtay laacibkii kan kale uga sii habboon marka la eego ku biirista Real Madrid. Laacibiinta laga hadlayaa waa  Kylian Mbappe, oo PSG ah, iyo laacibka qannaaska ah ee Manchester City ee Erling Haaland, Zola waxa uu yiri: “Waxa aan u malaynayaa in Mbappé uu ku fiicnaan karo inuu ka ciyaaro horyaalka […]

1 min read

Guddoomiyaha G/Banaadir oo daah-furay Tartanka Kubadda Koleyga Bisha Ramadaan ee Degmada Shibis.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda iyo Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta ayaa caawa daah-furay Tartanka Kubadda Koleyga Bisha Ramadaan ee Degmada Shibis. Tartankaan oo ay ka qeyb-qaadanayaan kooxo dhalinyaro ah oo ka dhisan Degmada Shibis ayaa waxaa furitaanka goobjoog […]