20 Apr, 2024
1 min read

Kooxda Napoli oo ku guuleysatay horyaalka Talyaaniga.

NAPOLI — Kooxda Napoli ayaa markii ugu horreysay muddo 33 sannadood ah ku guuleysatay horyaalka Talyaaniga ee Seria A, kadib markii ay Khamiistii barbardhaca 1-1 ah la galeen Udinese, waana markii saddexaad oo ay ku guuleysato horyaalka dalkaas. Guushii Napoli ayaa soo afjartay sugitaankii dheeraa ee ay magaaladu sugeysay koobka Scudetto tan iyo markii uu laacibkii […]

1 min read

Laacibiinta Man City oo xalay Haaland u sameeyey arrin ay ku maamuusayeen kaddib rikoodh jebintiisii (Daawo)

Erling Haaland ayaa saaxiibadiis kooxda Manchester City waxay u qabteen rigo-sharafeed kaddib markii uu jebiyey rikoorka gooldhalinta Premier League ee hal xilli ciyaareed. Laacibkan Norwegian-ka ah ayaa ciyaarta 2-0 kaga dhigay kulankii West Ham isaga oo kubadda daba mariyey Lukasz Fabianski, taasoo ka dhigan inuu dhaafay Andrew Cole iyo Alan Shearer marka ay timaado goolasha ugu badan ee la dhaliyo […]

1 min read

Liiska ciyaartoyda kubadda cagta ee ugu mushaarka badan sanadkan oo lasoo saaray.

Cristiano Ronaldo ayaa loo magacaabay ciyaaryahanka ugu mushaarka badan adduunka ee sanadkan 2023-ka, ka dib markii uu horraan u dhaqaaqay kooxda kubadda cagta ee ka dhisan horyaalka Sacuudiga ee Al-Nassr. Ku biiristiisa kooxda ayaa keentay in mushaarkiisa sanadlaha ah uu ku dhawaad ​​laba jibbaarmo ilaa todobaatan iyo shan milyan oo doolar. Marka lagu daro lacagaha […]

2 mins read

Arsenal oo Chelsea ka adkaatay, lana Wareegtay Hoggaanka Horyaalka Premier League.

Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa dib ula wareegtay hoggaanka waddanka Ingiriiska ee Premier League, kaddib markii ay 3-1 ku garaaceen Chelsea oo ay si xun ugu ceebeeyeen Emirates Stadium.   Gunners ayaa qaybtii horeba xaqiijisatay guusheeda ciyaarta, iyadoo Chelsea ay ahayd naadi murugaysan oo uu tababare Frank Lampard garan waayey si uu u maamulo oo […]

2 mins read

Algeria vs Somalia 2-0: Xulka Junyarka oo guuldarro ku furtay Koobka AFCON + Sawirro

Xulka qaranka Somaliya ee 17 Jirada ayaa bilowday tartanka Koobka qaramada Africa ee xiddigaha da’yarka ah waxana ay la ciyaareen kulan xiiso leh xulka marti galinaya tartanka ee Algeria. Kulanka ayaa ahaa mid uu xulka Algeria ku bilowday si dar-dar leh iyaga oo maamulayay ciyaarta isla markaas samaynayay fursadaha xilli xulka Somaliya si dagan u […]

3 mins read

AFCON U-17: Somalia’s rising star sidelined by controversial age verification.

Mogadishu:-Standout striker Abdihafid Mohamed will likely miss the upcoming U17 African Cup of Nations. He has been excluded from Somalia’s official roster due to a failed Magnetic Resonance Imaging (MRI) screening. The Confederation of African Football (CAF) relies on MRI screenings to verify players’ ages by scanning their wrists. The Somali Football Federation, understandably puzzled, […]

1 min read

Macallin Pep Guardiola “Ma weyn karno diiradda, hadda wax waliba gacanta ayey noogu jiraan”

Pep Guardiola ayaa sheegay in kooxdiisa Manchester City ay caddeeyeen inay shaqayn karaan marka aysan jirin wax doorasho ah oo aan ka ahayn inay guuleystaan ​​​​ka dib markii ay garaaceen Arsenal si ay gacanta ugu dhigaan tartanka loogu jiro hanashada horyaalka Premier League. Kooxda Guardiola ayaa 4-1 ku garaacday kooxda hogaanka haysa ee Arsenal kulan […]