Muuqaallada
QISO CAJIIB AH: Maxay dareemayaan haweenka nimankooda ka maqan?
Waxaan halkan idinkugu soo gudbinayaa qiso cajiib ah oo ku saabsan haweenka ay ka maqan nimankooda taasi oo dhacday xilligii saxaabada ee sidinaa Cumar Bin Khadaab RC. Amiirka mu’MINIINTA Cumar Bin Khadaab isagoo xilli habeen ah kormeeraya magaalada ayaa wuxuu haweeney xilli dbe soo jeeda markaasuu su’aalay xaaladeeda waxayna “Ninkeyga ayaa iga maqan muddo sanooyin […]
Xildhibaan ka badbaaday in ka badan 6 qarax oo Beledweyne lagu doortay
Xarunta magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan waxaa shalay lagu doortay ilaa 3 xildhibaan oo saddexdoodaba ka mid xukuumadda waqtigeedu dhammaanay. Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ah fhayeenka ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble isla markaana u tartamayay kursiga tirsigiisu yahay HOP 068 ayaa noqday mudanihii ugu saameynta badnaa. Mar uu ka hadlayay kaddib guushiisa ayuu sheegay inay […]
Baarliin Biin: “Waa la ii diiday inaan u tartamo kursiga HOP#097”
Musharax Baarliin Biin oo u tartameysay kursiga Baarlamaanka ee sumadiisu tahay HOP#097 lagana soo doorto magaalada Jowhar ee caasumad gpboleedka Hirshabelle ayaa ka warbixisay qaabka tartanka looga reebay. Kursiga Baarlamaan oo muddo ka badan 20 sano ay ku fadhiday Khadiijo Maxamed Diiriye isla markaana ah wasiirka gargaarka ayaa Baarliin kula tartameysay waxay sheegtay in guddiga […]
Hooyo 5 caruur ah dhashay oo Muqdisho isku gubtay
Xaafadda Kaawo Godey oo ka tirsan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir waxaa maanta ka dhacday arrin dadka xaafadaasi si weyn uga naxeen kaddib markii haweeney hooyo ah ay isku dhex gubtay guri ay xaafadaasi ka deganeyd. Haweeneydaan oo lagu magacaabo Farxiyo Cali Cabdi ahaydna hooyo dhashay 5 caruur ah kana kooobnaa 4 wiil iyo 1 […]
WAR CUSUB: DFS oo jebineysa amar ka soo baxay Daacish
Suuqa ganacsiga ugu weyn Soomaaliya ayaa muddo maalin ka badan albaabada loo laabay goobaha ganacsiga waaweyn sida bakhaarada iyo mehradaha kale kaddib markii ururka Daacish uu ku soo rogay inay ganacsatada bixiyaan lacago canshuur ah. Wararka ayaa sheegaya in ganacsatada ay go’aansadeen inay goobahooda ganacsiga xiraan bacdamaa aanay bixin lacagta canshuurta oo kooxda Daacish ku […]
Dhibane Maxamuud Shire Warsame oo farriin u diray Dowladda Federaalka iyo Hay’adaha garsoorka
Dhibana Maxamuud Shire Warsame oo shir Jaraaid u qabtey bahda Warbaahinta ayaa sheegey in uu ka cabanayo Dhul uu Milkiyad u leeyahay oo ku yaal Dagmada Madiina, isagoo shirkaas Jaraaid ku sheegey in dhulkaas ay hore u xukmisey Maxkamaha dalka “Xukunka Maxkamadaha markuu dhacay, waxaa la amrey Hayafaha Fulinta in dhulkaas lagu wareejiyo Milkiilaha Dhulla […]