23 Sep, 2025
1 min read

Tuugada waaweyn iyo kuwa yar yar!!!.

Al xusein bin Mansuur ( Al Xilaaj ) waxa uu ahaa Persian ku dhashay Magalada Fars ee Dalka Persian sanadkii 858 waxaana lagu Daldalay Magaaladda Baqdaad 26 March 962. Waxa uu ahaa Nin ka mid ahaa Hogaamiyayaasha Suufiyada. Xukunkii Cabaasiyiinta ee Wakhtigaa Talinayay ayaa dhibsatay Fikirkiisa. kadibna waxaa lagu eedeeyay in uu la jiro koox […]

1 min read

Dalacsii Dambiilaha weyn!!!.

Qoraagii weynaa ee Giriiga Mr. Aesop ( 620-564 BC) oo Noolaa 2500 Sano ka hor, yaa yiri: ( We hang the petty Thieves and appoint the great ones to public office ). Taa oo macnaheedu yahay: ( Tuugada yar yar waan daldalnaa, kuwa waaweynna waxaan u dhiibnaa Xafiisyada Qaranka). ( F. G: 1aad). Iyada oo […]

1 min read

Ma Hotekaa la duminayay mise?.

Hotel Xayaat waxaa Dagaal ka dhax socday in ku dhaw 24 saac, Dad ayaa ku xayirnaa Hotelka dhaxdiisa iyo Deegaanada u dhaw.Waxa eyna sugayeen in la soo badbaadiyo. Kuwa Hotelka soo weeraray waxa ey wateen ugu badnaan Hubka fudud iyo F1.Haddii Adiga oo Gudaha ku jiro Qolkaaga, Hub aad u culus Dibadda looga soo rido, […]

3 mins read

Rasaas weli laga maqlayo gudaha hoteel Xayaat oo ay xalay Al-Shabaab weerartay.

Ciidamada ammaanka ee Soomaaliya ayaa la sheegay inay weli gudaha hoteelka Xayaat ee magaalada Muqdisho kula dagaallamayaan ciidamo hubeysan oo xalay fiidkii weerar ku soo qaaday hoteelka. In ka badan 10 saacadood ayey ciidamadda dowladda kula dagaalamayaan kooxdan oo aan tiradooda la sheegin iyadoo rasaas goos goos ah weli laga maqlayo gudaha Hayat Hotel. Ciidamada […]

3 mins read

Akhriso: Waayihii Taariikheed ee Abwaan Hadraawi.

Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi wuxuu dhashay 1943, waa abwaanka Soomaaliyeed ee qoray suugaan badan oo macno leh, iyadoo  qeyb ahaan maansadiisa loo turjumay afaf kala duwan. Hadraawi waxa uu ku dhashay magaalada Burco ee gobolka Togdheer ee Somaliland. Sida qoran Qoyskiisu waxa uu ka kooban yahay hal gabar iyo  siddeed wiil. Sannadkii 1953, isagoo sagaal […]

1 min read

Qorshaha Wakhtiga Fog.

Muddo dheer Somalidu waxa ey ku doodeysay in Dhul ey Ethiopia ka eeysato. Haddaba si mustaqbalka fog eyna somalidu u sheegan Dhul dambe, waxaa la qorsheeyay in Dhulka laga sal guuriyo. Dhul aan dadi jooginna lama sheega karo. Hore Diridhabe iyo Harar ayaa waxaa la wareegay Oromo, waxa la qorsheeyay in DDS lagu soo fatahiyo […]

3 mins read

Adiguna ila Arag. (Gaalada iyo fikradda ay ka qabaan Nabi Muxamed Cs).

Araar. Adiguna ila arag, Aragtidaadana igu caawi, waa ogahay in aan ahay Qof Aqoon ahaan liito, iigu Cudurdaar, iguna Caawi Aragtidaada si aan uga Faa’iido, marka aad Akhriso Xogtaan aan soo ururiyay. Diinta Islaamka, Shareecada, Aqoon yahano Gaalo ah iyo kuwo Somali ah. ● Filasoofkii/ Caalimkii weynaa ee Ingriiska George Bernard Shaw “1856 – 1950” […]

2 mins read

Geesigii Westgate dadka ka badbaadiyay Al-Shabaab oo xil muhiim ah loo doortay.

Doorashada Kenya ee tirinteedu socota dadka ku soo baxay Aqalka Sare ee Soomaalida ah waxaa ka mid ah Cabdulqaadir Maxamed Yuusuf Xaaji,oo laga soo doortay magaalada Gaarissa ee gobalka Waqooyi-bari Kenya. Cabdulqaadir Maxamed Yuusuf Xaaji oo ka socday Xisbiga (Jubilee) waxaa la tartamay labo murashax oo kala ah Shaalle Maxamed iyo Axmed Rashiid Qoriyow, oo […]