Faallo
Maxaa ka dhalan karo hadalkii Madaxweyne Xasan Sheekh?
Hadal Madaxweyne Xassan sheikh uu jeediyay intii uu joogay Turkiga, waxaa uu ku yiri: “Al shabaab waxa ey Lacag u diraan kooxo joogo Nigeria iyo Mozambique” Dhinca Siyaasadda u jeedada laga leeyahay waxaa la weydii karaa Siyaasiyiinta. Laakin, waxaa i khuseeyo saameynta dhinaca dhaqaalaha in aan aragtideyda ka dhiibto: Waxaa jiro Hayado Caalamiya oo muddo […]
Jiracii oo Mogadishu lagu kala iibsanayo. ( Ar Ununkaa Yaabnay, Fajacnay, Anfariirnay).
Ar Ununkaa Yaabnay, Fajacnay, Anfariirnay. Jiracii oo Mogadishu lagu kala iibsanayo. Jiracu waa mid ka mid ah Bahda Xasharaadka yar yar ee Quraanshada, Aduunka waxaa ka jiro 10,000 Nuuc oo Quraansho ah. Jiracu waa Xayawaan Alla uu ku maneeystay in uu isku difaaco Qaniinyadiisa oo aad u kulul iyo Dheecaan Ur badan oo jirkiisa ka […]
Eedeeyn lagu deg degay!!!
Waxaan Baraha Bulshada ku arkayay Dad ku eedeynayo Xafiiska Ra’isul wasaaraha Shaqaale uu u magacaabay Xafiiskiisa, lagana waayay Qabiilada qaar. Ma ogtahay, mise aamini kartaa in Dadka shaqaala ahaan hore ugu qornaa Xafiiska Ra’iisul wasaaruha ee heysta warqada Aqoonsigu ey ka badan yihiin 700 Qof. xataa wasaaradaha qaar intaasi kama shaqeyso, taa oo u baahan […]
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi RaajicuunAlla ha u naxariisto Mr. Xaashi Cumar Xaissan.
Muddo ka badan 19 Sanno oo uu ku jiray Xabsi gardaro ah, waxa uu ka soo baxay xabsigii, Dalka ayuu ku soo laabtay. Waxa uu bilaabay howlo samafal sida ceel uu ka qoday Miyiga, waxa uu ka qeyb galay xafladii Furitaanka Ceelka ( F.S: 1 & 2). Waxaa uu maanta u geeriyooday qarax loogu xiray […]
Run Miyaa? Ma ogi. No. 509=Weligaa Dowladu ma kaa saqiirtay? =
Cabdulle Maquuste, ayaa yiri: Weligaa Dowladu makaa saqiirtay? A. Haweeneey leheyd 9 Caruura, ayaa waxaa ka geeriyootay 8 ka mid ah, oo ka saqiirtay. Kii Sagaalaad ayaa ka xanuunsaday. Waxaa lagu yiri: Alla ha kuu caafiyo. waxa ey tiri: Aamiin, Laakiin Cunugaan yar waxaa ka muuqdo Calaamado aan ku arki jiray Caruurtii ka horeeysay ee […]
War Deg Deg ah: War sir ah oo laga Gudigii loo xilsaaray Baarista Hay’adda NISA. (Magacyada saraakiil la dilay iyo kuwo la la’yahay.. )
DEG DEG: War sir ah oo laga helay gudigii RW-Rooble u xilsaaray Baarista hayadda NISA waxyabihi ka dhacay ogow in arrintaan tahay midii Farmajo uu kula dagaalay RW-Rooble, ayuu gudiga sheegay in hayada uu ka dhex dhacay tacadi aad u balaaran,waxa uuna gudiga ogaaday ineey jiraan saraakiil la dilay iyo kuwa lagu waayey nolol iyo […]
Gu’ waaba kuu kordhee, Garaad ma kuu kordhay?
Haddii aad Hore Shaleemo Ceel gaab, Banadir ama Missione aad hore ugu daawatay Filimkii ( il buono, il Brutto, il Cattivo) oo Jilayaasha ey ka ahaayeen: Clint Eastwood. 2. Lee Van Cleef. 3.Eli Wallach. Sawirka Sare ka muuqdo ee Sadaxdoodu waa sidii ey ahaayeen markii aad Filimka Daawaneysay. ( F.S: 1aad) Sawirka Hose waa sida […]
Nin Diinta iyo Akhlaaqda ka qaawan haduu ku maamulo, ha weeydiin Aqoontiisa=Nasashada Jimcaha.Q- 311=
1.Nin ayaa Naagtiisii waxa uu u diray Sawirkaan ( F.S: 1aad )waxa uuna ku yiri: waxaan aaday Cimradii Beytka Barakeeysan.waxay ku tiri Maashaa Allah, Naagta Gadaashaada mareeyso, iyadana Alla ha ka aqbalo Cimrada. ( Ragoo beenta dhaafa, Xarun Masaajo, Xeebo Dalxiis iyo Cimro iskuma eko, Haweenku meela fog ayeey wax ka arkaan. Dambi haddaad galee […]
Arrin baaqi ku sii ahaaneysa in Soomaaliya yeelato dowlad awood leh!!
Tobankii sano ee ugu dambeysa Soomaaliya waxaa soo laba xukuumadood oo iyagu howl gelayay amaba dalka ku maamulayay nidaamka Federaalka, kaasi oo jilbaha dhulka u dhigay in dalku yeesho dowlad dhexe oo awood leh kaddib markii uu xafiltan ka dhex oogmay dowladda dhexe iyo laba ka mid ah maamul goboleedyada dalka ka jira waa Puntlan […]
Maayar Mooge iyo Dadka Taageersan Ha ogaadaan in arintani tahay Musiibo Qaran (Major National Incident) oo ka shaadh weyn shaqada Duqa qaban lahaa.
Sharciga iyo habka dawladnimo ee aduunku isku raacsanyahay oo sharci ah iyo dhaqan dawladnimo ah in musiibo qaran toos u hoostagto Madaxweynaha iyo Xukuumadiisa.Waxa aduunyadu masiibooyin qaran soo arkeen ilaa sunaamigii indonisiya ka dhacay iyo gubashadii Magaalooyinka Australia in dawladaha hoose ay toos uga amar qaataan Madaxweynaha iyo Xukuumadiisa.Taariikhda aduunka masiibooyin qaran meelkasta way ka […]