16 Apr, 2024
1 min read

Biden oo sheegay inaan Ukraine loo fududayn doonin shuruudaha xubinimada NATO.

Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Sabtidii sheegay inaanu maamulkiisu “fududayn doonin” jidka ay Ukraine ugu biirayso, isbahaysiga NATO, isaga oo xusay in dalkaasi looga baahan yahay inuu maro, hannaanka loo dejiyey, xubnaha cusub ee ku biiraya isbahaysiga milateri. 9 Sida uu dhigayo, qorshaha loo dejiyey inay maraan xalalka xubnaha ka noqonaya NATO, waxaa looga […]

1 min read

5-Gabdhoood oo Soomaali ah oo shil gaari ku dhintay magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka

Sida ay xaqiijiyeen waaxda booliska ee Minneapolis shan gabdhood oo Soomaali ah ayaa ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay magaalada Minneapolis ee ee dalka Maraykanka. War qoraal ah oo ay soo saareen booliska Boiolisku wax ay sheegeen in booliska Minneapolis ay jawaabeen caawinaad ay weeydiisteen waaxda Roondada gobolka Minnesota. Ciidanka Ilaalada Gobolka Minnesota ee […]

1 min read

Dowladda Maali oo dalbatay in ciidamada Qaramada Midoobay laga saaro wadankeeda.

Wasiirka arimaha dibadda ee Maali ayaa ugu baaqay Qaramada Midoobay inay xooggageeda nabad ilaalinta ay si degdeg ah ugala baxdo wadankiisa, iyadoo wax dibu dhaca aanu ku imaan. Abdoulaye Diop ayaa ku eedeeyay xooggaga nabad ilaalinta ee Minusma inay qayb ka noqdeen dhibaatada ka taagan wadankiisa, isagoo hadal ka jeedinayay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay. […]

1 min read

Madaxda 7 dal oo Afrikaan ah oo u baxay soo dhex-dhexaadinta Ruushka iyo Ukraine.

Toddobo hoggaamiye oo Afrikaan ah ayaa u socdaalaya Ukraine iyo Ruushka hawlo nabadeed awgood, iyagoo rajeynaya inay soo afjaraan dagaalka halkaas ka socda. Wafdiga ka socda Koonfur Afrika, Masar, Senegal, Kongo-Brazzaville, Comoros, Zambia, iyo Uganda ayaa Jimcaha la kulmaya Madaxweyne Volodymyr Zelensky iyo Madaxweyne Vladimir Putin Sabtida. Laakiin wakhtiga booqashadu waxay u muuqataa mid aan […]

1 min read

Gabadhii ugu horaysay ee Muslin ah oo loo magcaabay garsoore heer Federaal ah oo Maraykan ah.

Golaha Senateka ee Maraykanka ayaa cod aad u yar ku ansixiyey garsoorihii ugu horreeyey ee Muslin ah ee xubin ka noqda maxkamadaha heer federaal ee dawladda Maraykanka. Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa xilkan u magcaabay Nusrat Choudhury oo ka soo jeeda dalka Bangladeshi. Nuarat ayaa xilal sare uga soo qabatay isbahaysiga u dooda xorriyadda madaniga […]

1 min read

Shiinaha oo lagu eedeeyey inuu jabsaday boqolaal hay’adood iyo wasaarado, caalamka oo dhan ah

Shirkad qaabilsan ammaanka Computer-ada oo laga leeyahay Maraykanka oo lagu magcaabo Mandiant ayaa Khamiistii sheegtay in kooxo abaabulan oo taageero ka helaya dawladda Shiinuhu inay jabsadeen aaladaha computer-ada ee boqollaal shirkadood oo caalamka oo dhan ku kala yaalla, kuwaas oo ay ku jiraan, hay’ado dawli ah iyo kuwo gaar loo leeyahay. In ku dhow 30% […]

1 min read

Muxuu yahay Sicir bararka ay sababtay fannaanadda caanka ah ee Beyoncé ee ka dhacay Sweden?

Ma u malaynaysay in dagaalka Ukraine ama silsiladaha sahaydu ay sabab u ahaayeen kor u kaca qiimaha badeecadaha? Waan hubaa inuu jiro wax aadan ka aqoon BeyoncĂ©. Bilowgii dalxiiska fannaanadda caanka ah ay ku tagtay Sweden bishii hore waxa ay abuurtay kala duwanaansho wayn oo ku aaddan baahida hoteellada iyo maqaayadaha taasoo lagu arkay tirakoobka […]