28 Mar, 2024
1 min read

Xulka England oo ka huleelay Koobka Adduunka, France oo u gudubtay semi-finals.

Olivier Giroud ayaa dhaliyay goolka guusha ee xulka Faransiiska ee difaacanaya Koobka Adduunka, iyadoo ciyaar xiisa badan ay Faransiisku England ku garaaceen 2-1 kaga badiyeen. Xiddiga Harry Kane ayaa rigoore goor danbe loo dhigay ka qasaariyay xulkiisa. Xulka Faransiiska ayaa wareegga afar dhammaadka la ciyaari doona xulka Morocco oo iyana maanta ka guuleystay xulka Portugal […]

4 mins read

Isbitaalka Jaalle Siyaad ee Mogadishu.

Hordhac Sarkaal ka tirsanaa Ciidamadii Xoogga Dalka oo Joogay Xuduuda Gobalka Bakool ayaa yiri: Waxaan ka baxsaday Dalka waxaana ku biiray SSDF. waxaan soo weeraray isla Xeradii aan ka baxsaday, Saxiibadey ayaan qaar laayay, Qaarna Dhaawacay, Qaarna ku Luga beeleen Weerarkii aan ku soo qaaday.. Muddo kadib ayaan isku soo Dhiibay Dowladii. Waxaa la ii […]

1 min read

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalada ka dhanka ah ee Muqdisho.

Goordhaweyd waxa gaaray magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan Madaxweynaha Hirshabelle, Kuxigeenkiisa iyo saraakiil ciidan, si ay ugu kuurgalaan xaaladda magaaladaasi oo dhawaan laga saaray ururka Al-Shabaab. Sidoo kale waxaa Aadan Yabaal gaaray wafdi u hoggaaminayeen wasiirka gaashaandhigga iyo taliyaha militeriga Soomaaliya. Dhinaca kale waxa xalay iska hor’imaadyo laga soo weriyay tuulada Goobo oo ku dhaw […]

1 min read

Tababaraha xulka Mrorocco: Waan dareensanahay taageerada ay noo muujinayaan Afrikaanka iyo Carabta

Tababaraha xulka qaranka Morocco Walid Rekragui ayaa sheegay inay kooxdiisa ay dareensan tahay taageerada ay u muujinayaan ddaka Afrikaanka ah iyo kuwa Carabta ah xilli maanta ay la dheelayaan xulka Bortuqiiska. Haddii Morocco maanta ay ku gudbaaan ciyaarta Rubac dhammaadka Koobka Addduunka waxay noqanayaan xulkii ugu horreeyay oo Afrikaan ah oo gaara nus dhammaadka. Dhinaca […]

2 mins read

Ar, Somaliya Madaxnimada ma Adiga oo aan weeydiisan ayaa laguu dhiibaa?=Nasashada Jimcaha. Q- 334aad= =

1. Rasuulkeena Moxamed CSW ayaa yiri: Hooy, cabdiraxman Binu Samarow: Ha weydiisan Madaxnimo.Sababta oo ah, Haddii aad weydiisato oo laguu dhiibo, waa laguu wakiishay “Adiga kaligaa ayaa lagaa rabaa oo masuul ka ah”. Haddise laguu dhiibo Madaxnimada Adiga oo aan weydiisan waa laguu kaalmeynayaa. ” Alaah ayaa kuugu kaalmeynayo Masuuliyadaa” ( F.S: 1aad) ( Ar, […]

3 mins read

Mudane, Ra’isul Wasaare iska Sax, Blue Economy.

Araar. Yaan loo qaadan Dhaliil, waa khalad iiga muuqday Dukument ka soo baxay XRW. 1. Warqadda Tixraac XRW 0074/30/2022 ee ku Taariikheysan 30/11/2022 . waxaa lagu bedaly Magacii “Wasaarada kaluumeysiga iyo khayraadka Badda” loona bixiyay “Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah”. waxaa ku Qoran Warqadu in ey dhaqan galee marka uu saxiixo RW, waxa uuna […]

1 min read

Harqaanlihii Tuulada!!!.

Tuulo ayaa waxaa joogay Nin oday ahaa oo Harqaanle ah, Dadka sii fiican ayuu Dharka ugu tolaa, Dakhli Fiicanna waa ka helaaa. ( F.S: 1aad). Nin Miskiin ah ayaa u yimid oo ku yiri: war Ninyohow, Dhakhli fiican ayaa ku soo galo Dadka Masaakiinta ahna waxba ma siisid. Ninkaa Kawaanlaha ah ee Tuulada joogo, weligii […]

1 min read

Xaaskii Nabi Luud CS, Tusaale ku filan.

Xaaskii Nabi Luud CS, kama Mid aheyn Qoomkii Luud ee Xumaanta sameey jiray, Laakin waxa ey ogoleed in aan la faragashan oo arinkoodu iyaga ku koobnaadaan. Markii la haligayay iyadiina waa lala haligay, Sida Qur’aanku noo sheegay. ( Fiiri, Suuratul Acraaf. Aayadda 83aad) Haddaba Xaafadaheena kuwa joogo ee Qowmu Luudka ah, haddaan dhahno: Maxaa naga […]

1 min read

Suarez oo diiday in uu raalli gelin ka bixiyo arrintii uu ku sameeyay Kooxda Ghana.

Weerar yahanka xulka qaranka Uruguay, Luis Suarez, ayaa diiday in uu raalligelin ka bixiyo kubbaddii uu gacanta ku qabsaday markii ay kulan ka tirsan Koobka Adduunka la ciyaarayeen xulka Ghana sanadkii 2010. Suarez ayaa garoonka laga saaray ciyaarta oo mareysay daqiiqaddii ugu dambeysay ee waqtiga dheeriga ah. Ghana iyo Uruguay ayaa ku hardamayay Siddeed Dhammaadka […]