29 Mar, 2024
1 min read

Uganda oo ku dhawaaqday inay ka xorowday Ebola.

Uganda ayaa ku dhawaaqday inay cirribtirtay xanuunka ee dilay in ka badan 50 qof. Hadalkan ayaa daba socda muddo 42 maalmood ah oo aysan Uganda diwaangelin kiisas cusub. “Waxaan si guul leh u xakameynay dillaacitaankii Ebola ee Uganda,” ayay tiri Wasiirka Caafimaadka Jane Ruth Aceng oo sidan ku sheegtay munaasabad maanta ka dhacday Mubende. Dillaacitaanka […]

1 min read

Guardiola: Arsenal waxa ay sannadkan gaari kartaa 100 dhibcood.

MANCHESTER — Tababaraha kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa ka digay inay kooxaha kale ku adkaan doonto inay Arsenal kula loollamaan tartanka horyaalka Ingiriiska, waxaana uu sheegay inay ku qaadi karto 100 dhibcood. Arsenal, oo uu maamulo kaaliyihii hore ee Guardiola, Mikel Arteta, ayaa Talaadadii 10 dhibcood ka sarre mari kartay kooxda heysata horyaalka, laakiin waxaa […]

3 mins read

Soomaaliya oo isbeddel ‘lama filaan ah’ ka sameysay liiska dalalka ugu amniga fiican adduunka!!!

Machadka Dhaqaalaha iyo Nabadda (EPI) ee xaruntiisu tahay dalka Australia ayaa soo saaray warbixiintiisa sanadlaha ah ee nabadgelyada waddamada caalamka ee sanadkii 2022. Haddaba sida aan hoos ku ogaan doonno Soomaaliya ayaa horumar la taaban karo ka samaysay dhanka nabadda marka la barbardhigo warbixintii sanadkii ka horreeyay ee 2021 uu soo saaray machadkani, iyada oo […]

1 min read

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland oo ka hadlay xaaladda ka taagan Laasacaanood.

Guddoomiyaha golaha wakiilada Jamhuuriyadda iskeed madax bannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland ayaa sheegay in xaaladda ka taagan magaalada Laasacaanood ay ka dhalatay dacyac dhanka xukuumadda Somaliland ah maadama sida uu sheegay in muddo ah halkaa dilal loogu gaysanayay dad ahaa wax-galka bulshada oo aan wax laga qaban. Cabdirisaaq Khaliif guddoomiyaha golaha wakiillada ayaa ku eedeyay […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhaweeyay dalka Sacuudiga

Madaxweynaha  Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga halkaas oo loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha ayaa ka qeyb galaya shirka dalalka Carabta iyo Shiinaha kaas oo looga hadli doono iskaashiga iyo horumarka. Sidoo kole,  maadxweyanaha ayaa waxa uu kulam goni gooni ah la qaadan donaa maadxda dalkasi sacuudiga iyo madaxda ka […]

1 min read

Taliyaha Nabad Sugida oo amray in baaritaan lagu sameeyo dilkii Taliyihii NISA ee Gedo

Taliyaha Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa ku amray Ciidanka Sirdoonka Baaritaan dhab ah ku sameeyaan dilka Taliyihii NISA ee gobalka Gedo. Taliye Mahad ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, saraakiisha, xubnaha Hay’adda iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ku geeriyooday Cabdiraxmaan Cabdullaahi (Bakaal Kooke) oo ahaa Taliyihii NISA ee gobalka Gedo, […]

1 min read

Beesha Caalamka oo war ka soo saaray xaaladda magaalada Laascaanood.

Beesha Caalamka ayaa soo saartay baaq ku saabsan rabshadaha magaalada Laascaanood ee sababay dhimashada iyo dhaawaca ee dadka rayidka ah, waxayna sheegeen inay ka walaacsan yihiin dhacdadaas. “Saaxiibada Beesha caalamka* ayaa ka walaacsan rabshadaha Laascaanood ee sababay dhimashada iyo dhaawaca dad rayid ah. Ka hortagga rabshadaha iyo xaqiijinta ilaalinta dadka rayidka ah ayaa ugu muhiimsan. […]