18 Apr, 2024
4 mins read

Magacyada: Maraykanka oo Liiska Madow ku daray Xubno ka Tirsan Alshabaab iyo shaqsiyaad kale oo xiriir la leh

Warbixin uu Mareykanka soo saaray ayaa lagu sheegay shan sarkaal oo ka tirsan kooxda Al-shabaab kuwaas oo loo magacaabay inay yihiin Argagixiso caalami ah. Liiskan ayaa waxaa ka horreeyay liis kale oo ay waaxda lacagta ee dalka Maraykanka xafiiska u qaabilsan koontaroolka hantida shisheeye (OFAC) ku bartilmaameedsaday 26 qof iyo hay’ado, kuwaasoo la sheegay inay […]

1 min read

Tirinta codadka doorashada Puntland oo bilaabatay.

Tirinta cododka codbixiyayaasha Doorashooyinka qof iyo codka ah ee Puntland ayaa bilaabatay waxaana la filayaa Caawa in Goobaha Qeeybtood Natiijo hordhac ah la helo. Gudoomiyaha Gudiga Doorashada abdirsaaq Ahmad said ayaa shaaciyay in loo Gudbiyay Tirinta codadka isagoona hoosta ka xariiqay in Nabad Galyo ay ku soo dhamaatay cod dhiibashadii. Cod bixiye yaasha ayaa codeynta […]

1 min read

Midowga Yurub oo dib u billaabay taageerada miisaaniyadda Dowladda Soomaaliya.

Muqdisho: – Midowga Yurub ayaa ansixiyey lacag 20.5 milyan oo Euro ah oo lagu taageerayo miisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, taasi oo qeyb ka ah barnaamijka dowlad dhiska iyo taageerada deyn cafinta ururka ee Soomaaliya oo loo soo gaabiyo SRBC. Tani waxay kusoo beegmaysaa iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ay billaabeen qorshe hawleed wadajir […]

1 min read

Doorashada Puntland waa mid lagu tilmaamay Taariikhi.

Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland waxaa ka dhacay doorashooyin degaan oo taariikhi ah. 30 degmo oo ka tirsan gobolka waqooyi bari ee maamul goboleedka Puntland ayaa waxaa ka socda codeynta xubnaha golaha deegaanka. Guddiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa sheegay in 319,507 ay isdiiwaan galiyeen codeynta, lana filayo in ay ka qayb […]

1 min read

Buundada Buulo-Burde oo horraan uu qarax saameeyay ayey hadda ka sara mareen biyaha wabiga shabeelle oo ku soo fatahay.

Boqollaal qoys ayaa lagu soo warramayaa inay ka barakaceen dhawr xaafadood oo ka tirsan magaalada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan, kaddib markii uu ku fatahay webiga Shabeelle ee mara magaaladaasi. Buundada webiga dulmarta oo dhamaadkii sanadkii hore ay qarax la beegsadeen kooxda Al-Shabaab, dhaawacna uu gaaray ayay hadda biyaha wabigu ka dul mareen, taasina waxay keentay […]

1 min read

Guddiga doorashooyinka ee Puntland ee ka hadlay codeynta socota.

Guddiga KMG Doorashooyinka PuntlandCopyright: Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland. Guddoomiyaha Gudiga ku meel-gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland Cabdirisaaq Axmed Saciid ayaa sheegay in si rasmi ah ay codeyntu uga bilaabatay dhammaan goobaha codeynta marka laga reebo gobolka Nugaal. Codeynta golaha deegaanka ee gobolkan ayaa dib loo dhigay khilaaf hubeysan oo ka dhacay doorashada awgeed. Waxa uu […]

1 min read

Puntland oo ka hadashay fariintii ka timid Farmaajo.

Goddoomiyaha Baarlamaanka Puntalnd, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa ka jawaabay farriin oo uu Madaxweynhii hore ee Soomaaliya Moxamed Cabdullahi Farmaajo soo dhooiga bartiisa Facebook. “Wuu ku mahadsan yahay bogaadinta iyo hambalayada uu shacabka iyo Dawladda Puntland hawada usoo mariyey Madaxweynihii hore ee Soomaliya Mudane Moxamed Cabdullaahi Farmaajo,” ayuu guddoomiye Cabdirashiid ku yiri qoraal uu soo dhigay […]