24 Apr, 2024
1 min read

Madaxweynaha Uganda oo shaaciyay tirada uga dhimatay weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen ciidamadiisa.

Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Museveni ayaa Sabtidii ku dhawaaqay in 54 askari looga dilay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhig ay ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ku leeyihiin Soomaaliya. Hadalka Museveni ayaa imaanaya todobaad kaddib markii dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku qaadeen saldhigga degmada Buula-mareer oo 130-km Koonfur-galbeed kaga beegan caasimadda Soomaaliya ee […]

1 min read

Yaa Argagixiso ah? = Faallo =.

Su’aashaas Mar la i weydiiyay ayaan ku jawaabay. Erayga Argagixiso wakhtigaan dambe waxa uu noqday Eray Siyaasadeed. Khaasatan dhinaca Reer galbeedka. Qofba, Qofkii uu necebyahay ama uu dhib uga baqayo ayuu Argagixiso ku shaabadeeyaa. Arday haddii la weeydiiydiiyo waxa laga yaabaa in uu ku yiraa Macalinkeeyga ayaa ah, israel haddii la weeydiiyo Falastiin ayaa ah […]

1 min read

Maamul Goboleedka Hirshabeelle oo ansaxisay degmooyin cusub

Shirka Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta lagu ansaxiyay degmooyin cusub. Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ayaa Golaha hor keentay Hindise Sharciyeed Degmooyin loogu aqoonsanayo Deegaanno ay wasaaraddu sheegtay in ay soo buuxiyeen shuruudihii Degmo-nimo, kuwaas oo kala ah: Moqokori. Masaajid Cali Gaduud, Raaga Ceelle, Buurweyn, Buq-aqable iyo Xawaadley. Dood iyo falanqeyn dheer […]

1 min read

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo dood ka yeeshay mooshinka muddo kordhinta.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta dood ka yeeshay mooshinka muddo kordhinta madaxweynaha iyo labada aqal oo horay golaha loo horgeeyay. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah oo si weyna loo sugayey ayaa waxaa dooddo kala duwan ka dhiibtay qaar kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ahna ergeyga gaarka ah ee […]

1 min read

Kooxda Manchester City oo ku guleeystay koobka FA Cup.

Ciyaartooyda Kubadda cagta ee Manchester City ayaa ku guulkeeystay koobka FA Cup kadib markii ay 2-1 kag adkaadeen Manchester United ciyaartii finalka ee ka dhacday garoonka Wembley. City waxa ay horey ugu guuleeysatay Horyaalka Premier league ee Ingiriiska , Sabtida soo socotana waxa ay finalka Champion League la ciyaari doonaan Inter Milan magaalada Istanbul. Haddaba […]

1 min read

Xujeydii ugu horreysay sanadkan oo maanta ka baxday Dalka Soomaaliya

Waxaa maanta dalka Sacuudiga u dhoofay xujeydii ugu horreysay ee Soomaaliya ka baxday. Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowladda Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in sanadkan qiimaha xajka lagu aadayo wax laga dhimay. “Waa markii ugu horreysay inta la xusuusto wax laga dhimo qiimaha xajka,” ayuu yiri […]

1 min read

Madaxweyne Erdogan oo loo dhaariyay xilka madaxweynanimada.

Madaxweyne Erdogaan ayaa lagu dhaariyay Xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Turkiga, waxaana lagu wadaa in maqribnimada lagu dhawaaqo Golaha Wasiirada. Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Xisbiga AKP Recep Tayyip Erdoğan ayaa maantay lagu hor dhaariyay Baarlamaanka Turkiga, wuxaan u bilaabantay markii saddexaad ee Madaxweynenimada. Erdogan ayaa markii ugu horeysay warqadda ogolaanshaha ka qaatay Guddoomiyaha KMG ah ee […]

1 min read

UEFA oo dacwad kusoo oogtay Jose Mourinh.o

Tababaraha Roma Jose Mourinho ayaa Uefa kusoo oogtay dacwad ku saabsan aflagaado ama xadgudub uu kula kacay garsoorayaasha maalintii Arbacada, ciyaartii kama dambeysta ahayd ee Europa league. Dacwadda ayaa la xiriirta shil ka dhacay baarkinka gawaarida markaas oo Mourinho oo 60 jir ah uu aflagaadeeyay Anthony Taylor oo garsoore Ingiriis ah. Tababarahan Bortaqiiska ah ayaa […]