27 Mar, 2024
1 min read

Shil Gaari oo sababay Dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Isgoyska Jubba.

Ciidanka ilaalada Nabadgalyada waddooyinka ee Taraafiko ayaa ku howlan gurmadka Shil gaari oo ka dhacay Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho. Taliyaha ciidanka ilaalada waddooyinka Korneyl Muuse Kheyr oo la hadlay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa sheegay in gaari xamuul ah oo Kunteener saarnaa uu ku dul dhacay gaari BL ah oo noociisu yahay Home […]

1 min read

Culumada iyo waxgaradka jaaliyada Natherland oo duvor iyo allabari qabsadeen

Culumada iyo waxgaradka iyo dhalinyarada iyo uqaasha jaliyada soomalida ah ee ku dhaqan magalada Zwolle ee dalka Nederland ayaa maanta iskugu yimid xarunta jaaliyada Ay kuleyihiin magalada zwoolla. Hadaba kulankan ayaa waxaa uu ahaa mid uu soo qaban qabiyay gudomiyaha jaaliyada Somaliyeed ee dalka Nederland Cabdulqadir Cali Nuune waxaana uu ahaa mid quraan aqris ah […]

1 min read

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo maanta laga sugayo go’aanka eedeysaneyaal loo haysto  musuq-maasuq.

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta lagu wadaa inay ku dhawaaqdo xukunka 11 eedeysane oo loo haysto musuq-maasuq iyo wax isdaba marin. Xubnaha eedeysanayaasha ah oo xillal kala duwan ka hayay Wasaaraddo iyo Hay’addo kuwa dawladda ah, ayaa Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranku ku soo eedeeyay Musuq-Maasuq iyo dayacaad masuuliyadeed, been abuur dukumenti, iyo ku […]

1 min read

Ciidamada ammaanka oo Fashiliyey laba Qarax oo Al-Shabaab rabeen inay soo geliyaan Guddaha Dhuusamarreeb.

Laba baabuur oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa  ayaa saakay aroortii ku qarxay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamul goboleedka Galmudug. Mid ka mid ah qaraxyada ayaa ka dhacay waddo aada garoonka diyaaradaha magaalada, halka kan labaad uu ka dhacay meel u dhow bar kontorool. Gaariga labaad ayaa qarxay xilli ciidamada ammaanka ay rasaas ku furayeen. […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambaleeyay munaasabadda Xusks Dhalasha Nabiga CSW.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo iyo farriin ku saabsan xuska dhalashada Xabiibkeenna Muxamed nabad-gelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee. Madaxweynaha ayaa ugu baaqay umadda Soomaaliyeed in ay ku daydaan raadkii Nebiga CSW iyo dhaqankiisa suubban, wuxuuna mar kale ugu digay in ay ka fogaadaan sharta khawaarijta […]

1 min read

Dowladda Maraykanka oo sheegtay inuu joogtaynayso dagaalka ay kula jirto Al-Shabaab.

Xoghayaha Difaaca ee dowladda Mareykanka Lloyd Austin ayaa carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo in la joogteeyo dagaalka lagula jiro kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya. Lloyd Austin ayaa sheegay inay jiraan dib u dhacyo ay la kulmeen ciidanka militariga Soomaaliya, oo mararka qaar ay caawinayaan ciidamada Maraykanka ee Afrika. Xoghayaha difaaca Maraykanka ayaa booqasho ku tagay […]