20 Apr, 2024
1 min read

Diyaaradaha dagaal ee Maraykanka oo soo riday buufin looga shakisan yahay inay basaas u aheyd Shiinaha.

WASHINGTON — Diyaaradaha dagaal Maraykanka ayaa Sabtidii soo riday buufin looga shakisan yahay in Shiinuhu leeyahay oo soo gaartay xeebaha gobolka South Carolina, toddobaad kadib markii ay soo gashay hawada Maraykanka. Buufintan ayaa waxaa ka dhashay sheeko basaasnimo – iyo hadan heyn dadweyne, taas oo xumeysay xiriirka Shiinaha iyo Mareykanka. Madaxweyne Joe Biden ayaa sheegay in […]

2 mins read

Ilhaan oo laga saaray Guddiga Arrimaha Dibedda Aqalka Wakiilada

WASHINGTON — Xubnaha Jamhuuriga ee Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa maanta u codeeyey inay Ilhaan Cumar oo Dimoqraadi ah ka saaraan Guddiga Arrimaha Dibedda, ayaga ku eedeeyey hadallo ka dhan ah Israel. Tallaabadan ayaa sii xumeyneysa xiisadda labada xisbi kadib markii Dimoqraadiga ay kalfadhiggii hore guddiyo ka saareen xubno Jamhuuri ah oo ka tirsan garabka-midig ee fog, […]

1 min read

Maraykaknka oo muwaadiniintiisa uga digay inay u safraan dalal ay ka mid tahay Somalia

Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka (US State Department) ayaa soo saartay Liiska 19-ka dal ee ugu sareeyo ee aan Ammaan u ahayn inay dadka Maraykanka u socdaalaan. Digniinta Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka waxaa 19-kaasi Waddan laga dhigay Heerka ugu khatarsan ee Digniinaha Casaanka ee dhanka Socdaalka ee ah Ha u safrin (Do Not Travel). Liiska Waaxda […]

1 min read

Dalka Hindiya oo laga soo saarey talaalka sanka laga qaato oo Covid19 lagula tacalo.

Hindiya ayaa ansixisay tallaalkeedii ugu horreeyay oo Covid-ka sanka laga qaadanayo ah. Waxaa sameysay shirkadda Bharat Biotech. Talaal iNCOVACC, ayaa waxaa loo isticmaalaa qaab dhibic ah, waxayna keeneysaa kicinta difaaca unugyada safan daloolka sanka. Bishii Sebtembar ee sanadkii tagay ee 2022-kii, Shiinaha ayaa wuxuu oggolaaday tallaal neef ah oo Covid ah, oo lagu maamulo qaab […]

1 min read

Dowladaha Sudan iyo Ethiopia oo ka heshiiyey murankii biyo xireenka wabiga Nile

Hogaamiyaha militariga Sudan, ayaa sheegay in “Sudan iyo Itoobiya ay isku afgarteen dhammaan arrimaha ku saabsan” biyo xireenka weyn ee Itoobiya. Biyo xireenkan ayaa lagu muran sanaa, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee dowladda Sudan ee Suna. Isagoo ka hadlayay mar uu Khartuum kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Ahmed, oo safar shaqo […]

1 min read

Wararkii ugu dambeeyay xisadda ka soo dhex cusboonaatay dalalka Rwanda iyo DR Congo.

Dowladda Rwanda ayaa sheegay inay ‘qaadday tallaabo ay isku difaaceyso’ oo ka dhan ah diyaarad ay leedahay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ‘oo kusoo xadgudubtay hawadeeda’ Talaadadii. Sawirro lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya diyaarad militeri oo la toogtay xilli dul mareysay inta u dhexeysa hawada Goma ee DR Congo iyo magaalada Gisenyi ee dhinaca Rwanda. […]