29 Mar, 2024
4 mins read

Xajka 2023: Wax ka ogow digniinta Sacuudiga iyo fursadda dadka ku nool ay u heystaan inay xajiyaan.

Toddobaadyo kaddib, Muslimiin ka kala socota daafaha dunida ayaa la filayaa inay gaaraan magaalada Makah ee dalka Sacuudiga, iyagoo doonaya inay gutaan waajibaadka Xajka. Si kastaba, tirada dadka aan awoodin inay gutaan waajibkan, oo ka mid ah shanta tiir ee Islaamka, ayaa kordheysa, sababo la xiriira sicir bararka iyo xaaladaha nolosha, iyo saameynta qiimaha Xajka […]

1 min read

Xiriirka Taliban iyo Shiinaha oo sii kordhay.

WASHINGTON— Inkasta oo aanay danjirayaal badani ku sugnayn caasimadda dalka Afghanistan ee Kabul, haddana danjiraha Shiinaha Wang Yu, ayaa u muuqda mid aad u mashquula. Toddobaadkan, Wang, wuxuu la kulmay illaa saddex wasiir oo ka mida xukuumada Taliban. Wasiirada uu la kulmay waxaa ku jiray laba wasiir oo ay si gaar ah u diiddan yihiin […]

1 min read

Pakistan: Maxkamad xukuntay in milateriga loo gacangeliyo taageerayaasha Imran Khan ee xidhan.

ISLAMABAD – Maxkamad la saaro dadka loo haysto falalka argagixisada oo ku taalladalka Pakistan ayaa ciidamada milateriga ku wareejisay 16 ka mid ah taageerayaasha ra’iisal wasaarihii horee Pakistan Imran Khan Khamiistii, si loo saaro maxkamad milateri, iyada oo loo haysto doorkii ay ku lahaayeen mudaharaadadii rabshadaha watay ee ka dhacay dalkaas, ka dib markii la […]

1 min read

Diyaarad dagaal oo ku burburtay Sudan.

Wararka ka imaanaya dalka Suudaan ayaa sheegaya in diyaarad dagaal oo ay leeyihiin militariga ay ku burburtay deegaanka Omdurman oo ku dhow magaalada caasimadda ah ee Khartoum. Ma cadda in la bartilmaameedsaday ama in ay la kulantay cillad farsamo. Muuqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya diyaaradda oo gubaneysa ka hor inta aysan dhulka ku […]

5 mins read

Sidee ayay ganacsatada Soomaalida u saameysay koronto la’aanta baahsan ee Koofur Afrika? 

Koofur Afrika waxaa ku soo fool leh xilliyada qaboobaha iyadoo dalkaasna uu wajahayo koronto xumadii ugu ba’neyd abid – ilaa 16 saacadood maalintii ayay maqnaan kartaa. Dhibaatadan arrintan ayaa loo aaneynayaa maamul-xumo, musuqmaasuq iyo carqaladeyn. Xilli galab Khamiis ay ahayd, bishii November ee sanadkii hore, nin qandaraas lagu siiyay joogteynta korontada ayaa wuxuu gacantiisa geliyay […]

1 min read

Mareykanka oo qirtay in weeraro Duqaymo ah ka gaystay degmada Jilib.

Hogaanka Afrika ee Mareykanka ee AFRICOM ayaa sheegay in iyaga oo kaashanaya dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, in 20-kii May, 2023 ay fuliyeen weerar dhanka cirka ah oo ka dhan ah fariisimaha Al-Shabaab ee Soomaaliya. Weerarka ayaa ka dhacay magalada Jilib ee dalka Soomaaliya. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegatay in weerarka ay ku beegsadeen bartilmaameedyo gaar […]

1 min read

Muxuu yahay adeega cusub ee ay Whatssapp soo kordhisay?

 WhatsApp ayaa sheegtay inay u oggolaan doonto isticmaaleyaasha inay tafatiri karaan fariimaha, tallaabadaas la mid tahay qaab ay bixiyaan shirkadaha ay tartan ka dhaxeeyo sida Telegram iyo Signal. Shirkaddu waxay sheegtay in fariimaha la tifaftiri karo ilaa 15 daqiiqo ka dib marka la diro. Adeegga Whatsapp ayaa katirsan shirkadda weyn ee tignoolajiyada Maraykanka laga leeyahay […]