16 Apr, 2024
1 min read

Madaxweynaha Mareykanka oo usoo hambalyeeyay Erdogan.

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa khadka taleefoonka kula xiriiray Recep Tayyip Erdoğan, isagoo ugu hambalyeeyay mar kale xilka madaxtinimada. Isagoo la hadlayay suxufiyiinta ka hor inta uusan ka tagin Aqalka Cad, ayuu Biden sheegay in Erdogan uu kusoo qaaday iibinta diyaaradaha dagaalka ee F16, isagoo dhanka kalena ka hadlay xubinnimada Sweden ee NATO, sida ay […]

1 min read

Imaaraadka oo ku dhawaaqay inuu hawada sare ka samayn doono sahan ballaaran.

DUBAI – Dalka Isu-tagga Imaaradka Carabta ayaa shaaciyey Isniintii qorshe ay hawada sare ugu dirayaan dayax-gacmeed sahan ku soo sameeya, walxo-cireedyada ku gedaaman bah-cadceedeedda (Solar System). Dayax-gacmeedkan cusub ayaa la filayaa inuu shaqadiisa bilaabo sannadka 2028, taasoo laga yaabo inuu jaro xawaare gaadhaya illaa 33,000 oo KM saacaddii, wuxuuna safarkiisu qaadan doonaa muddo toddoba sannadood […]

1 min read

Niger oo sheegtay inay dishay 55 xubnood oo ka tirsan urur xiriir la leh Daacish.

NIAMEY, NIGER – Ciidamada dalka Niger ayaa Isniintii sheegay inay dileen 55 xubnood oo ka tirsan kooxaha Islaamiyiinta ee xidhiidhka la leh ururka Daacish, kuwaas oo ay ku jiraan saraakiil sar sare. Hawlgalkan oo socday muddo 22 maalmood ah, ayaa la soo gebagebeeyey maalinimadii Axaddii, iyada oo la bartilmaameedsaday goobaha ay ka degan yihiin kooxaha […]

1 min read

Erdogan oo mar kale loo doortay madaxweynaha dalka Turkiga.

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku guuleysay doorashadii ku celiska aheyd ee madaxweynaha waddanka Turkiga, kadib markii uu helay in ka badan 52%, sida shaacisay walaaladda wararka ee AFP. Codadkii ilaa hadda la tiriyay ayuu Erdogan ku guuleystay 52.3 boqolkiiba, halka Kemal Kilicdaroglu uu helay 47.7 boqolkiiba, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee […]

1 min read

Tahriibayaal gaareya 600 oo qof oo la soo badbaadiyay.

Markab ay maamusho hay’adda samafalka ee Dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn (MSF) ayaa badbaadiyay ku dhawaad ​​600 oo muhaajiriin ah oo ku safrayay doon buux dhaaftay taasoo ku dhibaataysan jasiiradda Sicily Sabtidii. Kooxda MSF yaa sida Twiterkooda kusoo qoray “Kadib howlgal qaatay saddex saacadood, 599 ayaa la soo badbaaday, oo ay ku jiraan haween iyo carruur, […]

1 min read

Dadka Turkida oo u dareeray doorashada madaxtinimada wareegada labaaad.

Codbixiyayaasha Turkiga ayaa saakay u dareeray goobaha codbixinta, iyagoo dooran doona Madaxweynaha dalkaas xukumi doona shanta sano ee soo socota, kadib markii doorashadii 14-kii May la waayay musharrax gaara codadka lagu guulaysan karo. Madaxweyne Rajab Tayib Erdogan ayaa loolan adag kala kulmaya Kemal Kilicdaroglu oo ah musharraxa ay wataan mucaaradka, kaasoo wareeggii 1-aad helay 44.9% […]