29 Mar, 2024
1 min read

Senegal: Sagaal qof oo ku dhintay rabshado ka dhashay xukun lagu riday hoggaamiyihii mucaaradka.

DAKAR, SENEGAL:- Sagaal qof ayaa ku dhintay iska horimaadyo ka dhacay guud ahaan dalka Senegal, sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha saaka oo Jimce ah, kadib markii maxkamadi ay labo sano oo xarig ah ku xukuntay hoggaamiyaha mucaaradka Ousmane Sonko. Xukunka “dhallinyarada musuqmaasuqa” ayaa laga yaabaa inay ka saarto Sonko, oo ah ninka aadka u […]

1 min read

Mareykanka oo cunaqabateyn ku soo rogay shirkado iyo shaqsiyaad uu sheegay inay hurinayaan dagaalka Sudan.

Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay cunaqabateyn ka dhan ah afar shirkadood oo Suudaan laga leeyahay iyo dhowr qofood oo lagu eedeeyay inay hurinayaan dagaalka u dhexeeya ciidamada milateriga ee iska soo horjeeda. Arrintan ayaa ku soo aadeysa iyadoo uu burburay wada hadal u dhaxeeyay wakiilo ka kala socday ciidamada iyo kuwa taageerada degdega ah. Arbacadii […]

1 min read

Uganda oo loogu baaqay inay Ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya kadib weerarkii Buulo-Mareer.

Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Madasha Xisbiga Isbedelka Dimuqraadiyadeed ee dalka Uganda Harold Kaija ayaa sheegay mar uu Warbaahinta kula hadlay Xarunta Dhexe ee Xisbiga FDC ku leeyihiin Caasimadda dalkaasi ee Kampala ayaa sheegay in dowladda looga baahan yahay inay Ciidamadeeda kasoo saarto Soomaaliya. Waxa uu sheegay inay Uganda noqotay Qalab aad muhiim ugu ah Nabad-Ilaalinta […]