Wiilkii laga soo saaray godkii uu shan maalmood ku jiray oo geeriyooday.
Boqortooyada Morocco ayaa sheegtay inuu dhintay wiilkii Rayan ee laga soo saaray ceel uu ku go’doonsanaa. Wiilkan oo 5 sano jir ah ayaa muddo cisho ah ku dhexjira ceelkan uu ku dhacay, waxaana shaqaalaha gurmadku ay sameeyeen hawl-gal adag oo ay wiilkaasi ku badbaadinayeen. Boqortooyada ayaa sheegtay in Rayan uu geeriyooday inta aanay kooxaha samatabixintu […]
Wiilka Hgaamiyaha Ahlu Sunna Waljameeca oo noqday Xildhibaan.
Ayadoo weli ay deegaan-doorashooyinka maamul goboleedyada ay ka socdaan doorashada kuraasta aqalka hoose ee baarlamaanka ayaa magaalada Dhusamareeb maanta waxaa lagu qabtay doorashada dhowr kursi oo isha aad loogu hayey, sababo la xiriira marka la eego loollanka loo galay iyo su’aalaha dul hoganayey. Wiil uu dhalay hoggaamiyaha Ahlu Sunna Wajameeca Sheekh Macallin Maxamuud Xasan Faarax […]
Turkiga Ciidamada ka jooga Soomaaliya oo muddo kordhin loo sameeyay.
Kadib kulan ay yeesheen Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa ansixiyay mooshin ogolaanaya in ciidamada Turkiga ee ku sugan Soomaaliya loo kordhiyo waqtiga ay sii joogayaan Soomaaliya, iyagoona isku raacay inta laga gaarayo 10-ka Feberaayo 2023 ay ku sugnaadaan Soomaaliya. Madaxtooyada Turkiga ayaa ka codsatay barlamaanka dalkaas muddo kordhinta Ciidamada Turkiga ee ku sugan Gacanka Cadmeed, badda […]
Soomaaliya oo hoggaamineysa 8 Dal oo aan weligood ka gudbin Is reeb-reebka Koobka Qaramada Afrika.
Qaaradda Afrika waxa ay ka kooban tahay 54 Dal, labadii sano mar ayaa la qabtaa Koobka Qaramada oo ay isreeb-reeb u maraan Xulalka dhaca Jihooyinka kala duwan oo ugu dambeyn waddan kamid ah uu qaado Koobkaas. Waddamada qaar waxa ay kusoo haraan isreeb-reebka, qayb kale Guruubyada halka ilaa labada ugu dambeysa ee mid kamid ah xulalkaas […]
Maamulka Hir-Shabeelle oo doorashada laba Kursi dib u dhigay.
Guddiga doorashooyinka Hirshabelle ayaa ku dhawaaqay inuu dib u dhac ku yimid doorashada labada kursi ee kala ah Hop#070 iyo Hop#115 Ee guddigu horay u shaaciyay taarikhdda markay ahayd 01/02/2022. Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa lagu cadeeyay in sababta dib loogu dhigay doorashada labadaasi kursi ay tahay kadib markii Guddiga Xulista Ergada ee labadaas kursi […]
Ciyaal yar yar Qurbaha ka yimid ayaa Xoog nagu Xakumo.=Nasashada Jimcaha. Q-290=
Naag ayaa Habeen Barkii soo toostay iyada oo Ooyneyso. Ninkeedii ayaa ku yiri: Maxaa kugu dhacay?.waxa ey ku tiri: waxaan ku riyooday iyada oo Wiil dhalinyaraa oo Lacag leh oo Qurux badan uu iga kaa furtay. Ninkeedii ayaa si uu Qalbiga ugu dejiyo Xaaskiisii ku yiri: Waa iska Riyo, Runna ma ahan ee iska seexo. […]
DAMBI IIB AH !!!
Maalmahaan Dalka waxaa ku soo batay, Dhar Ragga iyo Dumarkaba lagu dhagraayo. Magaalada Mogadisho waxaad ka helee meela badan. A) Wiil ayaa leh: Gabartaani waa “Abuu cirbad”. waxaa lagu siray Funaanad Galooskeed Xabadka lagu aadiyay. ( F.S: 1aad)B) Wiil kale ayaa leh: Gabartaan “Matooraa saaraan”. waxaa lagu siray Caag gadaal lagu Xirtay. Gabdhaha qaar maba […]
Somali FA congress sacks president, installs senior VP as acting president.
Somali Football Federation extra ordinary congress held in Mogadishu on Monday unanimously approved the dismissal of former president Abdiqani Said Arab, while installing Ali Abdi Mohamed, to lead the federation as acting president until next election congress due by the end of the year. Mr. Mohamed has been serving as Somali FA’s senior vice president […]
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Sheekh Maxamed Binu Saayid.
Abu Dhabi:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ku jooga dalka Imaaraadka Carabta ayaa kulan la yeeshay Dhaxal sugaha Abu Dhabi ahna Ku-xigeenka Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida ee Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Binu Saayid Ala Nahyaan. Kulanka Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Sheekh Saayid ayaa diiradda lagu saaray horumarinta xiriirka […]
Magaalooyinka Muqdisho iyo Garoowe oo maanta lagu dooranayo 12 Xildhibaan.
Magaalooyinka Muqdisho iyo Garoowe waxaa maanta lagu wadaa in lagu doorto 12 kursi oo kusoo biiraya Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad JFS ee horay doortay kuwaas oo metalaya Gobollada Waqooyi-Somaliland & DG Puntland. Doorashada Muqdisho ka dhaceysa waxaa lagu dooranayaa kuraasta kala ah: HOP#270, HOP#271, HOP#269, HOP#268, HOP#267, & HOP#236 sida uu sheegay Guddiga Hirgelinta […]