Faysal Cali Waraabe oo sheegay in shaqsiyaad ka mid ah madaxtooyada Soomaaliya xiriir la leeyihiin Argagixisada.
Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo amni xubno ka tirsanaa Madaxtooyada Soomaaliya, gaar ahaana Xaafiisyada keydka iyo Amniga Qaranka qeybta (Datta Analysts), ayaa lagu helay in ay ahaayeen xubno ka tirsanaa kooxaha Argagixiso, taas oo keentay in dib u baarid xoogan shaqaalaha lagu sameeyo. Sidoo kale mid kamid ah Ilaalada khaaska ah ee MW Xassan Sh […]
Farmaajo “Waxaan Dowlad Goboleedyada, madaxdii hore ee qaranka & Baarlamaanka ugu baaqayaa wadatashi Qaran …”
Dalkeennu wuxuu galay marxalado siyaasadeed oo horseedi kara qalalaase, dib u dhac siyaasadeed iyo dhaawac gaara wadajirka dalka. Waxaan Dowlad Goboleedyada, madaxdii hore ee qaranka & Baarlamaanka ugu baaqayaa wadatashi Qaran oo lagu wajahayo xaaladda siyaasadeed ee dalka.
Warmurtiyeed laga soo saaray Shirka Beelaha mudulood.
Shir u socday maalmahaan Beelwaynta Mudulood, ayaa waa laga soo saaray warmurtiyeed. Hoos ka dhagayso warmurtiyeedka.
Cusmaan Daallo “Dowladda waxaa ka go’an in dalka laga hirgaliyo mashaariiic..”
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Cismaan Daallo oo ka qeybgalay barnaamijka todobaadka warbaahinta ayaa sheegay in ay socdaan barnaamijyo maalgashi ah oo ay ku dhiiradeen ganacsato Soomaaliyeed oo ku dhaqan gudaha iyo kuwo kale oo ka yimid dibadda. Wasiir ku xigeenka ayaa xusay in amniga iyo bilicda ka jirta caasimadda Muqdisho ay keeni […]
Baarlamaanka Dalka Australia: Dafada Dila
Baarlamaanka Dalka Australia ayaa fadhiistay waxa ayna soo saareen Go’aan ah Shimbirta Dafada in la dilo meel kasta oo lagu arko waa shimbir ka mid ah Bahda Tukaha. . Sababta oo ah marka ay gubanayaan Kaymaha Australia waxa ay soo qaadaa Qoryo ka mid ah kuwii gubanayay, waxa ayna ku tuurtaa meelaha uuna Dabku gaarin […]
RW Xamsa “Xukuumaddu waxay xoogga saartay sidii dib-u-habeyn loogu sameyn lahaa garsoorka dalka..”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in aan dowlad wanaag laga shaqeyn karin oo musuqmaasuq la ciribtiri karin, haddii aan la helin hannaan garsoor oo lagu wada kalsoon yahay. Ra’iisul Wasaaraha, oo ka hadlayay xiritaanka Shirweynaha 7-aad ee Garsoorka dalka, ayaa xusay in Xukuumaddu ay xoogga saartay sidii dib-u-habeyn […]
Nasashada Jimcah. Q-444=Waxaad la mid tahay adiga oo Badda Sisin ku beertay..=
1. Robert mugabe, ayaa yiri: Haddii aad Jeceshahay Qof aan ku jecleyn. Waxa ay la mid tahay in aad Sugeyso Markab Adiga oo joogo Garoonka Dayaradaha. ( F.S:1aad) ( Haddii aad Taageersan tahay Siyaasi aan ogeyn Baahidaada bulsho, waxa ay la mid tahay, Adiga oo Badda Sisin ku beeratay) 2. Robert Mugabe, ayaa yiri: Khasab […]
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo soo saaray Warsaxaafadeed.
Warsaxaafadeed Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Taariikh: 14ka Janaayo 2025 Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed waxa uu bulshada Soomaaliyeed iyo saxaafadda u caddeynayaa in aysan jirin wax khatar amni ah oo ka jirta caasimadda Muqdisho. Kooxaha khawaarijta ayaa isku dayay inay abuuraan cabsi, iyagoo miinooyin been abuur ah ku dhajiyay xarun ganacsi oo ku taalla Degmada Daarusalaam. […]
Yaa karaama beelay, Hasan Sheikh mise Abye Axmed ?
Qof ayaa soo qoray, Qoraalka hoose ( F.S:1aad) Qofkaa oo leh Md. Xasan shiikh waxaa ku dhacay Karaama beelkii ugu weynaa, waxa uu Salaan ka qaatay Ciidamada Ethiopia oo aan Bad leheyn, Abye Axmedna Waa ka guuleeystay Xassan. Aragtidaada Xur ayaad u tahay, laakin dhacdadaa haddii aan u fiirino si Caqli gal ah. Haddii Ciyaarta […]
Nasashada Jimcaha. Q- 443=Shiidka iyo Jeeb xanuunka Ummadda Allaah ha ka bixiyo=
1. Gudiga Doorashooyinka Madaxa banaan ayaa Shacabka Gobalka Banadir u sharaxay sidii Mogadishu loogu qaban lahaa Doorasho Deegaan oo Qof iyo Cod ah oo si Cadaalad ah u dhacdo. (F.S:1aad) ( Hayeey,……….) 2. Haweeneey ayaa Qolka fadhiga ugu gashay Saygeeda oo Kitaab Qu’aan Akhrisanayo. Waxa ay ku tiri: Haddii aad dhameeysato Akhriska Qur’aanka ii imaad, […]