1 min read

Real Madrid & AC Milan oo u soo gudbay nus-dhamaadka CL + Sawirro iyo Googooska.

Kooxha Real Madrid iyo AC Milan ayaa u soo baxay nus-dhamaadka CL, kaddib markii ay ka adkaadeen  kooxaha Chelsea iyo SSC Napoli, sida ay u kala horreeyaan.

Kooxda Real Madrid waxay garoonkeeda uga soo badisay kooxda Chelsea oo ay 2-0 dirtay, taasoo ka dhigan 4-0 maadaama ay lugtii hore 2-0 sidoo kale kusoo badisay.

Kooxda AC Milan waxay iyadu 2-1 ku isu gayn ahaan ku reebtay kooxda SSC Napoli, taasoo ay lugtii hore 1-0 soo dirtay todobaadkii tegey, waana nus-dhamaadkii ugu horreeyey muddo 16 sanadood ah.

Chelsea XI: Kepa, James, Cucurella, Fofana, Thiago Silva, Chalobah, Kante, Kovacic, Gallagher, Fernandez, Havertz.

Real Madird XI: Courtois, Carvajal, Militao, Alaba, Camavinga, Kroos, Modric, Valverde, Vini Jr, Rodrygo, Benzema

Chelsea vs Real Madrid

Napoli: Meret; Di Lorenzo, Rrahmani, Juan Jesus, Mario Rui; Ndombele, Lobotka, Zielinski; Politano, Osimhen, Kvaratskhelia

Kaydka Napoli: Idasiak, Gollini, Elmas, Lozano, Olivera, Bereszynski, Ostigard, Gaetano, Raspadori

Milan: Maignan; Calabria, Kjaer, Tomori, Theo Hernandez; Krunic, Tonali; Brahim Diaz, Bennacer, Leao; Giroud

Kaydka Milan: Mirante, Ballo-Toure, Rebic, Kalulu, Florenzi, Origi, Thiaw, Messias, Pobega, Gabbia, Saelemaekers, De Ketelaere

Gar: Marciniak (POL)