1 min read

Ciidamada NISA oo weeraray guriga Ganacsade Ibraahim Kaah.

Ciidamo Nabad Sugid ah ayaa weeraray guriga Xaaji Ibraahim Macallin ( Ibraahim Kaah) oo ah ganacsade caan ka ah Soomaaliya.

Ciidamada ayaa baaritaan ku sameeyey guriga Xaajiga, lama oga waxa ku qasbay NISA inay weeraraan baaritaanna ku sameeyaan guriga ganacsade la yaqaanno.

Arrinta ayaa imaanaysa xilli madaxweyne Xasan Sheekh uu dhawaan saxiixay Sharciga NISA oo mamnuucaya falalka nuucaan ah.

Daawo.

 

https://fb.watch/jpSGHeDRwU/?mibextid=afzh1R