1 min read

Wararkii ugu danbeeyey caawa ee kala iibsiga ciyaartooyda horyaalada Yurub.

Kooxda Manchester United, ayaa qarka u saaran inay lasoo wareegto xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Ajax, ee Antony, kadib markii Ajax ay ogolaatay inay wada hadal ka gasho.

Kulan dhacaya saacadaha soo socda, ayaa lagu go’aamin doonaa heshiis gaaraya 100 milyan oo euro ah, kaasoo ay kooxda United diyaar u tahay inay bixiso.

Tababaraha kooxda Manchester United, Ten Hag, ayaa sheegay in kooxdu aysan u baahnayn weeraryahano, balse ay u baahan tahay Cristiano Ronaldo inuu sii joogo kooxda.

“Waxaan heysanaa Cristiano, Anthony Martial iyo Marcus Rashford, waxaan ku wanaagsan nahay dhanka iyo weeraryahanada, Ronaldo waa ninka aan dooneyno inuu sii joogo kooxda”.

U wareejinta ciyaaryahanka khadka dhexe ee Youri Tielemans, ee kooxda Arsenal, ayaa waxaa laga yaabaa inay carqaladeyso Liverpool, iyadoo markan baadi goobaysa ciyaaryahan khadka dhexe ah.