1 min read

Wasiirka Difaaca, “Waxaa naga go’an Dar-dargelinta howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab…”

Wasiirka Difaaca Soomaaliya, “Waxaa naga go’an Dar-dargelinta howlgallada ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab oo maalmihii dambe si xoogleh uga socday deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan, iyo Guu ahaan soomaaliya.

Waxaan Shacabka ugu baqeyna inaysan qarsan cadowga Baneystay Daadinta Dhiiga Maatida aan waxba galabsan,
Shacabka soomalaiyed inay lashaqeynayaa Ciidamada furimaha kujira si cadowga taak-ta daran losoo Gaba gabeyo”.

Wasiirka ayaa balan qaaday in Al-Shabaab laga cirib tiri doono dalka Meelwalba ay kajogan Maalmaha soo socda.