1 min read

Dab xooggan oo ka kacay buuraleyda gobolka Sanaag.

Dabka ayaa ka kacay deegaanka Gaacidh oo ka mid ah buuraleyda Gobolka Sanaag ayaa lagu soo warramayaa in uu baabi’iyay dhirta halkaas.

Wararka waxay sheegayaan in dabkan shaley ka kacay meel udhow buurta Daalo uu ilaa iyo haatan socdo iyadoo dhir badan ay gubatay.

Baraha bulshada waxaa qabsaday sawirrada keymo gubanayo.