1 min read

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo booqasho ku joogo Jigjiga.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya General Sulub Axmed Firin ayaa booqasho ku joogo magaalada Jigjiga xarunta Dowlad Deegaanka Soomalida ee Ethiopia.

General Sulub ayaaa waxa garoonka Garaad Wiil-Waal ee magaalada jigjiga kusoo dhaweeyay saraakiil ciidan iyo masuulyiiin ka tirsan Dowlad Deegaanka.Wax Faahfaahin ah lagama bixin ujeedada booqashada General Sulub.

Hadal kooban oo uu ka jeediyay soo dhaweeyntiisii garoonka ayuu General Suub u mahadceliyay wasiiradii iyo dadkii kusoo dhaweeyay garoonka waxaana uu u sheegay inJigjiga uu kuu yimd booqasho gaaban, wixii is wareysi ahna ay gadaal u dhiganayaan.