1 min read

Soomaaliya oo ka mid noqotay Dallada Bulshada Afrika.

Dowladda Soomaaliay ayaa si diIran usoo dhaweeysay aqbalaadda codsiga rasmiga ah ee Soomnaaliya ay ku dooneeyso ka midnoqoshada dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC) taas oo ay meelmariyeen madaxda dalalkaas ee ku mideysan dalladan,

Hadal Qoraal ah kasoo baxay Wasaaardda Arimaha Dibadda ayaa lagu sheegay in madaxweynaha Soomaliya Hassan Sheeikh Mohamud iyo Dowladda Soomaaliya ay ka mahadcelinayaan kalsoonida ay madaxda shirku siiyeen codsiga Soomaaliya ee ah in ay ku biirto EAC.