1 min read

Dhaawacyo ka dhashay mudaaharaad loogasoo horjeeday duminta masaajidka ugu weyn Adis-ababa.

Magaalada Adis-Ababa dad muslimiin ah oo diiddan in la dumiyo masaajidka ugu weeyn magaalada Adis-Ababa ee Anwar Mosque,ayeey isku dhaceen ciidamda ammaanka, taa oo ay waxyeelo ka dhlatay ay ka mid yihiin dhaawacyo soo gaaray haween.

Cciidamada ammaanka ayaa si toos ah rasaas ugu furay dadkii mudaaharaadayey.sida lagu faafiyay warbaahinta gudaha ethiopia.

Muslimiinta ayaa ka mudahaaradaya oo diiddan duminta 19 masaajid oo ay duminayaan dowlad goboleedka Oromia .