April 20, 2025
Jaaliyada Soomalida Nederland oo ka qeyb gashay Tartanka Old Boys
Helsink Finland, Jaaliyada Soomalida Nederland oo ka qeyb gashay Tartanka Old Boys ee wadamada Europa sanadkan lagu qabtay wadanka Finland magaalada Helsink. Waxaa wafdigaas hogaaminayey: Gudoomiyaha Jaaliyada Guud ee Soomalida Netherland SFON: Abdikadir Ali Nuune. Cayaarahaas oo ay ka soo qeyb galeen 12 kooxod oo ka kala yimid dhamaan wadamada Yurub. Waxaa Netherland uga qeyb […]