March 30, 2025
Famaajo “Madaxweyne Xasan Sheekh, waxaan ku dhiirrigelinaynaa…”
Madaxweyne Xasan Sheekh, waxaan ku dhiirrigelinaynaa in uu ficil u beddelo baaqa, kana dhabeeyo gogosha uu fidiyey, isagoo abuuraya jawi siyaasadeed oo ku dhisan kalsooni, wadashaqeyn & ilaalinta dastuurka lagu doortay, iyadoo meesha laga saarayo tallaabo kasta oo hal dhinac ah.
Madaxeynaha Jamhuuriyadda oo maanta saalaada CIIDA ku Tukday Masjidka Isbahaysiga.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo kumannaan shacab ah iyo qaar kamid ah masuuliyiinta ย salaadda ciidda oogay Masjidka Isbaheysiga Islaamka ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan muslimiinta meel kastaย ay joogaan, gaar ahaan Soomaalida Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga.