29 Apr, 2025
1 min read

Soomaaliya oo agab ciidan oo badan ka hesha Midowga Afrika.

ISTANBUL Soomaaliya ayaa Khamiistii sheegtay in ay ka heshay shixnad ciidan oo aad u badan oo ka timid Midowga Afrika. “Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay Midowga Afrika ka heshay shixnad ciidan oo aad u badan Khamiistii, oo ay ku jiraan baabuurta gaashaaman, koofiyadaha iyo jaakadaha, gawaarida gaashaaman, booyadaha shidaalka iyo biyaha, matoorada, sahayda caafimaadka iyo […]

1 min read

Heshiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) iyo Hay’adda Xog-ururinta iyo Diiwaangelinta Qaranka (NADRA).

Soomaaliya – Xilli muhiim ah oo isbeddelka dhijitaalka ah ee Soomaaliya ku yimid, Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) iyo Hay’adda Xog-ururinta iyo Diiwaangelinta Qaranka (NADRA) ee Pakistan waxay saxiixeen Addendum-2 sida waafaqsan heshiiska ugu weyn ee Nidaamka Aqoonsiga Qaranka Soomaaliyeed (SNIDS). Xafladda ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya, waxaana ka soo qeyb […]