In ka badan 100 Xildhibaan oo ka hortmid in laga xayuubiyo Xubinnimadii Baarlamaanka Xildhibaan Abiib.
1 min read

In ka badan 100 Xildhibaan oo ka hortmid in laga xayuubiyo Xubinnimadii Baarlamaanka Xildhibaan Abiib.

106 Xildhibaan ayaa ka soo horjeestay goโ€™aankii Guddoomiye Aadan Madoobe uu kaga xayuubiyay Xubinnimadii Baarlamaanka Xildhibaan Abiib, iyagoo ku tilmaamay tallaabo sharci darro ah, uguna baaqay inuu ka laabto warqada uu soo saaray.

Qoraal ay ku saxiixnaayeen Xildhibaannadan ayay ku sheegeen in marka Xildhibaan Xasaanadda laga qaadayo ay u baahan tahay saddex dalool labo tirada Guud ee Baarlamaanka.