
NISA : Howlgal duqeyn ah oo lagu dilay Horjoogeyaashii Qaraxyada iyo Maaliyadda u qaabilsanaa Khawaarijta.
Warsaxaafadeed ka soo baxay Ciidanka NISA ayaa lagu sheegay in howlgal duqeyn ah ku dileen Horjoogeyaashii Qaraxyada iyo Maaliyadda u qaabilsanaa kooxaha Khawaarijta.
Warsaxaafadeedkas ayaa u qornaa sidan: