March 9, 2025
Yam yam iyo Qadaad weyn
Sayidkii ayaa markii Dhul iyo Cirba laga soo weeraray, ee Jab weeyni soo gaaray, ayaa lagu yiri: Ingriiskii waxa Dalalkii uu gumeeysanayay ee Hindiya iyo Sawaaxili uu ka soo wadaa Ciidamo kuu soo bax baxsanayo Maraa ayuu sayidkii yiri: Agaa, Ma Hindi iyo Sawaaxili, La jab ma haddaa Yam yam iyo Qadaadweeyn la iga celcelinaa. […]
Deg Deg: Duqayn lagu dilay Horjooge sare oo Al-Shabaab ka tirsanaa.
Taliska Nabadsugida Qaranka ee NISA oo war saxaafadeed ka soo saaray howlgal duqeyn ah oo ay iska kaashadeen saaxibada Caalamka ayaa xaqiijiyay in lagu dilay Horjooge sare oo lagu magacaabo Yuusuf Dhegnaas. Duqeyntab ayaa ka dhacday deegaanka Ceel-Bacad oo ka tirsan Shabeellaha Dhexe. Duqeyntan oo xalay maqribkii dhacday ayaa aheyd bartilmaameed gaar ah oo lagu […]