March 3, 2025
Ex. RW Khayre oo Dowladda u soo jeediyay inay sii dayso Wariye Cali Muumin.
Waxaan si adag u cambaareynayaa xarigga sharcidarrada ah ee Dowladdu kula kacday wariye Cali Aadan Muumin oo habeenkii seddaxaad caawa xabsi ku hoyanaya. Sida uu dhigayo qodobka 35ᵃᵃᵈ ee Dastuurka Dalka iyo qodobka 39ᵃᵃᵈ ee Xeerka Habka Ciqaabta Soomaaliyeed, muwaadin kasta oo la xiro waxa uu xaq u leeyahay in maxkamad lagu horgeeyo muddo 48 […]
RW: Xamza oo magacaabay Agaasimeyaal Guud iyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo magacaabay Agaasimeyaal Guud iyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga.