February 23, 2025
Hay’adda SCAC oo Siminaar 2 maalin socday u qabatay qeybaha Warbaahinta (Sawirro)
Hayadda Ka hortagga Xanuunka HIV/AIDS ee SCAC ayaa Xarunteeda Muqdisho ugu qabatey Tababar ku saabsan Xanuunka HIV/AIDS ugu Qabatey Qaybaha Warbaahinta iyo qaybaha Baraha Bulshada Ujeedka loo qaybtey Tababarkaan ayaa ahaa Sidii Warbaahinta galaangal ugu yeelan lahayd Sidii loo joojin lahaa Faquuq markasta la kulmaan Dadka la nool Xanuunkaas. Madaxa Hayada SCAC Axmed Maxamed Jimcaale […]