February 1, 2025
Shib dheh: maxaad ka taqaanaa Boqortooyadii Nooris?
Boqortooyadii weyneed ee Mooris Afrikaankana aheyd ee Xakumi jirtay Yurub inteeda badan. Waa lagaa qariyay, Raadkeedii inta badan waa la tirtiray. Adigana waxaa lagaa dhigtay weel nadiif ah oo lagu shubto wixii la rabo, Bog cad oo lagu Qorto wixii la rabo, ilaa lagu gaarsiiyo in aad Aamin weydo in Mooris oo ahaa Dad madmadow […]