January 23, 2025
Madaxweynayaasha Masar iyo Soomaaliyeed oo wada gaaray heshiis la xiriira siyaasadda, ciidamada, dhaqanka iyo dhaqaalaha.
Madaxweyne Sisi ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo kulankaasi uu goob joog ka ahaa saxiixa baaq siyaasadeed oo ay ku mideysan yihiin, si kor loogu qaado heerka xiriirka labada dal, gaar ahaan dhanka iskaashiga istiraatijiyadeed, sida siyaasadda, ciidamada, dhaqanka iyo dhaqaalaha. Dhinaca ciidamada, labada dhinac waxay ku heshiiyeen in la sii […]
RW XAMSA : โSi uu dalkeennu u helo dib-u dhis waa in aan taageerno ganacsiga gaarka loo leeyahay iyo maalgashiga…”
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay nidaamka shaqo ee lacag bixinta deg-degga ah ee (SPS) Somali Payment Switch. Raโiisul wasaare Xamsa, ayaa sheegay in horumar laga sameeyay nidaamka lacag-bixinta, oo si ammaan ah ay bulshadu u isticmaasho adeegga lacagaha danabeysan taas oo ay fududeeyeen bangiyada Soomaaliyeed, wuxuuna dhiirrigelinayaa […]