KAFTAN RUNTANA U DHOW YEY IS SHABAHAAN QABIILADA SOMALIYEED MARKA LAGA EEGO QOWMAMKII HORE?
1 min read

KAFTAN RUNTANA U DHOW YEY IS SHABAHAAN QABIILADA SOMALIYEED MARKA LAGA EEGO QOWMAMKII HORE?

1 DAAROOD Israel waayo qofka daarood wuxuu jecelyahay inuu nabad iyo magac ku noolaado umana ogola dadka kale ineey heystaan intaa in le eg haduusan ka hor istaagi Karin nabadaa iyo magacaa ugu yaraan wuu dhibsan oo Kuma farxayo in looga sheekeeyo nabad iyo baraare reer kale maaha xaqiiqada balse waa tacbiir ii gaara no hard feeling
2 HAWIYE qownu nuux waayo si karstoo wax loogu sheego si kastoo calaamaad loo tuso si kastoo loo laayo lagama yaabo ineey cashar ku qaataan ama ka qaataan ooy go aana ka gaaraan meeshoodee taagnaadaa dagaal jooji Kuna joojiyaan waxaa xitaa dhacda waxaad arki iyagoo wali daba taagan mid shaley hoy iyo harsi u diiday ama iyagoo xabad u haysta mid dartood u sameeyay wax walboo uu awooday si eey nabad iyo baraare u helaan maaha xaqiiqada ee waa tacbiir aniga ii gaara no hard feeling
3 DIR shiico ruuxa dirta ah wuxuu aaminsanyahay inuu yahay Kan ugu xadaarad badan ugu ilbaxsan ugu Muslimsan ugu aqoonta badan wadada saxda ahna yahay Kan kaliya ee ku taagan
4 raxanweyn falastiinyiin waayo ruuxa raxanweynta ah wuxuu aaminsanyahay geyiga Somalia degantahay xoolaha hantida web iyada badaha iyo beerahaba ineey ayaga leeyihiin oo laga dhacay oo wali waa dhul raadis Kan eey markaa haystaana ooy waliba iyaga kaliya degan yihiina waa lagu dhex xukunaa xaqiiqada maahe waa tacbiir aniga ii gaar ah.


ADIGA SIDEE KULA TAHAY TACBIIRTAADA?.

Yaxye Amir