Farmaajo “Waxaan Dowlad Goboleedyada, madaxdii hore ee qaranka & Baarlamaanka ugu baaqayaa wadatashi Qaran …”
Dalkeennu wuxuu galay marxalado siyaasadeed oo horseedi kara qalalaase, dib u dhac siyaasadeed iyo dhaawac gaara wadajirka dalka.

Waxaan Dowlad Goboleedyada, madaxdii hore ee qaranka & Baarlamaanka ugu baaqayaa wadatashi Qaran oo lagu wajahayo xaaladda siyaasadeed ee dalka.

