16 Jan, 2025
3 mins read

Nasashada Jimcaha. Q-442=Ma waxaan joognaa wakhti, Guurka laga qoomameeyo, maxaa sabab u ah?=.

1. Sir Naageed, ” Ballantii weey fulisay laakin sidee”. Nin ayaa aad u shaqeysan jiray, Xoola badanna Tacbaday. Markii uu xanuunsaday ayuu Xaaskiisa kula dardaarmay in Haddii uu geeriyoodo Hantidiisa Barkeed ay la aasto, barka kalena ay qaadato, waxaan rabaa in halka aan tagayo Geerida kadib in aan ku isticmaalo. Waxa ay tiri: waa ballan […]

1 min read

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey magacaabista Guddoomiyaha Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Soomaaliyeed.

Muqdisho, Khamiis, 02 Janaayo 02 2025: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee ku aaddan magacaabista Guddoomiyaha Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Soomaaliyeed, kaas noqon doona Mudane Axmed Xuseen Cilmi. Sidoo kale, Golaha Wasiirrada, ayaa ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda Maaliyadda […]