2024
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ku Bogaadiyey Golaha Baarlamaanka Ansixinta dhamaystirka Dastuurka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta qabyo-tirka cutubyada 4-ta ah ee Dastuurka Federaalka Soomaaliya oo ay ka soo shaqeeyeen Labada Guddi ee dib u eegsita Dastuurka. Madaxweynaha oo ah Ilaaliyaha mabaadi’da aasaasiga ah ee Dastuurka ayaa tilmaamay in Dastuurkan uu […]
Xasan Cali Khayre: “Waxaan si wadajir ah u qaadacnay dastuurka cusub….”
Waxaan si wadajir ah u qaadacnay dastuurka cusub, waxaanna aqoonsanyahay dastuurka KMG ah ee 15ka cutub iyo 143 qoddob ka kooban. Marna ma aqbalayno dastuurka loo beddelayo xaqiijinta damac gurracan iyo rabitaanka Madaxtooyada.
Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday xubno uu ku jiro Taakeeye.
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun ku riday Sufyaan Sheekh Axmed Sheekh Maxamed (Taakeeye) iyo laba xubnood oo kale. Xeer ilaalinta maxkamada ciidamada ayaa Sufyaan ku soo eedeysay faafinta falal argagixisimo oo lid ku ah diinta islaamka, kana soo horjeeda dowladnimada. Sidoo kale, waxaa ay maxkamadda xukuntay Yaasiin Axmed Maxamed Cabdulle oo ka tirsan Ciidanka […]
Markab ay Afduubeen Buracd badeed Soomaali ah oo xaaladiisa laga deyrinaayo.
Markabka laga leeyahay dalka Bangladesh ee u afduuban burcad-badeedda Soomaalida ayaa la filayaa inuu dhowaan ka go’o saadka. MV Abdullah ayaa weli u afduubay burcad-badeedda, inkastoo ay jireen warar sheegaya in wada-hadallo ay usoo bandhigeen milkiilayaasha. Ururka saraakiisha badaha, milkiilayaasha markabka iyo ururka kalluumeysatada ayaa warkan u xaqiijiyay warbaahinta dalkaas. Markabka ayaa heystay cunno ku […]
Sheekh Shariif “Natiijada la sii ogyahay ee ay qorsheeyeen Madaxtooyada iyo Guddoonka Baarlamaanka..”
Natiijada la sii ogyahay eeNatiijada la sii ogyahay ee ay qorsheeyeen Madaxtooyada iyo Guddoonka Baarlamaanka Federaalka ay qorsheeyeen Madaxtooyada iyo Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya in ay ka soo baxdo fadhiga Labada Aqal ee loo ballansan yahay maalinta Sabtida ah 30ka Maarso 2024.
Nasashada Jimcaha. Q-349=Hayeey, Wiilasha, Maskaxda ka soo Download gareey Sanyo, waxey jeclaayeen sheeydaankuna u qurxiyay=
1. Ogow kaligaa ma ahan Inta Mu’miniinta ah oo dhan ayaa soomka lagu waajibiyay, Annaguna uguma horeyno Dadka lagu waajibiyay ee Kuwii naga horeyayna waa lagu waajibiyay. ( F.M: 1aad). ( Maalin kasta waxaad sameeysaa wax aan laguugu waajibin, Bal Bishaan iyo kuwa Dambe ku dadaal soomka, Ogow somku ma ahan in aad Cuntada iyo […]
Shil Gaari oo sababay Dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Isgoyska Jubba.
Ciidanka ilaalada Nabadgalyada waddooyinka ee Taraafiko ayaa ku howlan gurmadka Shil gaari oo ka dhacay Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho. Taliyaha ciidanka ilaalada waddooyinka Korneyl Muuse Kheyr oo la hadlay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa sheegay in gaari xamuul ah oo Kunteener saarnaa uu ku dul dhacay gaari BL ah oo noociisu yahay Home […]
Tallo Siyaasi, Ari, Geel iyo Caqal!!! FAALLO
1. Haka Caqli yaraan Ariga. Siyaasadda waxaa jirto Meel haddii ay kula gaarto ay tahay in aad dib uga soo noqoto, ama aad raadsato waddo kale oo lagu sii socon karo. haddiise aad ku sii socoto isla meeshii in aad hore ugu socotay, waxaad ka bexee masraxa Siyaasadda lagu jilo. ( F.S:1aad). 2. Haka Caqli […]