16 Jan, 2025
1 min read

Tacsi: Inaalilaahi Mom Luul Jeylaani allaha u naxariisto

Tacsi Degdeg: xalay waxaa magaalada Maniapolis ee dalka Mareyjanka ku geeriyootay Fanaanadeynii weyneed Luul Jeylaani Cali (Luula). Anigoo ah Al-fanaan Maxamed Maclow Nuur i ku hadlaayo magaca fanaaniinta soomaaliyeed oo dhan halkaan waxaan tacsiyo tiiraanyo leh ugu diraayaa ummadda soomaaliyeed iyo fanaaniinta soomaaliyeed iyo eheladii, qaraavadii iyo caruurtii ay ka tagday marxuunad Luul Jeylaani Cali […]